Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, July 11
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»SIR CULUS: Dowladaha ka danbeeya Qorshaha National Security Artichecture oo la ogaaday [Akhriso Dokument]

    SIR CULUS: Dowladaha ka danbeeya Qorshaha National Security Artichecture oo la ogaaday [Akhriso Dokument]

    April 30, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wadani.com ayaa ogaatay in Qorshaha Amniga Qaranka (Somali National Security artichecture) uu yahay qorshe dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska ay ka danbeeyaan.

    Qoraal ay ku saxiixnaayeen labada safiir ee Mareykanka iyo UK u jooga Soomaaliya Stephen Schwartz iyo David Concar ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dalabka qorshahan u gudbisay labada dal, waxayna sheegeen in qorshahan ay lagama maarmaan tahay in taageero looga helo maamul goboleedyada dalka si looga dhigo mid loo dhan yahay.

    Qoraalka labada safiir oo Wadani.com ay heshay ayay ku sheegeen in markii la doortay madaxweyne Farmaajo ay kala hadleen, isaguna uu soo dhoweeyay, isla markaana taageeray inuu qorshahaasi la sii wado.

    Si qoshaha warbixin looga helo oo la isugu xiro dhinacyada dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa seminaar ka dhacay magaalada Nairobi labada safiir waxay ku casuumeen la-taliyeyaasha sare ee madaxd dowladda federalka iyo hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada inay isugu yimaadaan.

    Qorshaha ammaanka ee Somali National Security artichecture ayaa markii dambe muran ka dhex dhaliyay dowladda Federaalka iyo Baarlamaanka Soomaaliya markii uu soo shaac baxay laguna shaaciyay heshiiskii dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada ee Muqdisho ka dhacay 16-17 April 2017.

    Waxaa ka hor yimid Guddiga difaaca Baarlamaanka, waxaana loo yeeray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, iyadoo markii danbe lagu heshiiyay in qodobo asaasi ah iyo shuruudo loo dhigay qorshahan, lagana ansixiyo Baalamaanka.

    Dalalka ugu tunka weyn ee xaaladda Soomaaliya gacanta ku haya ee US iyo UK ayaa si buuxda u diyaariyay qorshahan, sida qoraalkan iyo qoraalo kale muujinayaan, waxaana meesha laga saaray doorkii Baarlamaanka Federaalka, iyadoo labadan dal ay muhiimad siiyeen maamul goboleedyada, isla markaana ay ka dhaadhiciyeen madaxweyne Farmaajo inuu aqbalo qaabka qorshaha loo diyaariyay.

    HOOS KA AKHRI QORAALKA LABA SAFIIR EE UK IYO US KASOO BAXAY

    U GAARA GOOBJOOGE.COM

    Qorshaha AMNIGA Shirka London SNA Somali National Security artichecture Top UK US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal wasaare Kheyre oo Amar siiyay ciidamo loo diyaariyay Ammaanka Muqdisho [Sawirro]
    Next Article AKHRISO DOKUMENT: Hanti Dhowrka Guud oo difaacay Agaasimaha musuqa lagu heysto ee Wasaaradda Warfaafinta

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo