Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Siyaasiyiin, saxafiyiin & Dad badan oo taageeray Weriye Harun Macruuf, kana hor yimid eedeyntii NISA.

    Siyaasiyiin, saxafiyiin & Dad badan oo taageeray Weriye Harun Macruuf, kana hor yimid eedeyntii NISA.

    April 3, 2020Updated:April 3, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Boqolaal Soomaali ah oo isugu jira siyaasiyiin, saxafiyiin, aqoonyahanno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa taageero u muujiyey weriye Haarun Macruuf oo ka tirsan shaqaalaha Laanta Afsoomaaliga ee VOA-da, kadib markii ay Hay’adda NISA ku eedeysan inuu halis ku yahay Amniga Qaranka.

    Qoraal kooban oo xalay ka soo baxay NISA ayaa lagu sheegay in Haaruun Macruuf uu leeyahay xiriiro khatar ku ah amniga Qaranka, isla markaana uu ku kacay falal ka baxsan anshaxa warbaahinta, balse NISA sooma bandhigin wax caddeyn ah, iyadoo markii uu warkaasi soo baxay kadib ay ka fal celiyeen dad aad u fara badan.

    Weriye Harun Macruf oo ka mida weriyeyaasha ugu caansan Soomaalida ayaan wax jawaab ah ka bixin eedeynta culus ee uga timid Hay’adda NISA, laakiin wuxuu bartiisa Twitter-ka oo dad badan ku xiran yihiin kusii faafiyey boqoalaal fal celin oo ay ku taageerayaan dad kala duwan.

    Dad yar oo ka mida boqolaalka qof ee ka hadlay qoraalka ay NISA kasoo saartay Weriye Haaruun Macruuf ayaa dhexdhexaad ka noqday ama ku baaqay inay NISA la timaado caddeyn ku saabsan eedeynteeda, halka inta badan ay si weyn u dhaliileen NISA iyo agaasimaheeda Fahad Yaasiin, iyadoo qaarkood ay aflagaado kula kaceen.

    Wasiirkii hore ee Amniga C/risaaq Cumar Maxamed oo ka mida dadka sida weyn u difaacay Weriye Harun Macruf ayaa hore ugu eedeeyay inuu afhayeen u yahay Alshabab, markii uu Harun tebiyey War ay Alshabab kasoo saaray qarax ka dhacay Dekadda Muqdisho bishii Disembar 2016, waxaana dagaal ku dhex maray barta Twitter-ka, kaasoo ahaa arrinta kaliya ee bannaanka u soo baxday ee dhex maray Weriye Harun iyo madaxda Dowladda Soomaaliya.

    • Dagaal barta Twitter-ka ku dhex maray Wasiirka Amniga Soomaaliya iyo Weriye Haaruun Macruuf [Warbixin]

    QAAR KA MIDA QORAAALLADA FAL-CELINTA

    We r not in a police state & threatening a legal action with international reporter @HarunMaruf reflects your wretched ignorance on the law.The grim reality is that you have become an oppressive tool 4 the autocratic regime in VS.Its a privilege to be interviewed by @HarunMaruf https://t.co/b7apO1ESyR

    — Abdirizak Mohamed MP (@AbdirizakOm) April 2, 2020
    https://twitter.com/adancabdulle/status/1245825704639352839

    Mala waayay dad miyr qabo oo Hey'adda Sirdoonka kala taliyo arrimaha noocan oo kale? Haddii uusan shaqsiga wariyaha ah u bareerin faafinta barabugaan khatar ku ah waddanka xaq ayuu u leeyahay in uu baahiyo xogta uu helo. Ma aha in @HarunMaruf sumcadiisa la weeraro si loo aamusiyo https://t.co/dDMlbIIVH5

    — 4DialogSk πŸ‡΅πŸ‡Έ (@Abukar_Arman) April 2, 2020

    Harun Maruf is a respected professional journalist who works with VOA & one of the most influential Somali journalists in & outside #Somalia. We have seen accussations against the journalist made by NISA & posted on its Twitter account. We see him as innocent until proven guilty pic.twitter.com/VGXYiNtnJw

    — Hon Mohamed Ibrahim Moalimuu (@MOALIMUU) April 2, 2020

    This is bonkers. @HarunMaruf is as solid a journalist as they come. Stay strong, brother. https://t.co/fvlp933i7f

    — Jason Mosley (@africaupdate) April 2, 2020

    Arinta caawa NISA ka qortay @HarunMaruf waa arin qatarteeda leh.
    Haddii ay denbi ku hayaan;
    1- Maxkamad ha dhigaan dacwo
    2-Ha helo fursad loogu sheego eedeymahiisa
    3- Waa inaanan xuquuqdiisa Weriyenimo meel looga dhicin.
    Ma la aqbali karo In NISA ay Twitter shaqsi ka eedeyso. ✊ https://t.co/2Q8lFj5hZA

    — Abdihakin A. Asir (@Abdihakin_A) April 2, 2020

    Days after the US & other Paris Club donors confirm they will cancel #Somalia's debt, πŸ‡ΈπŸ‡΄'s intel agency seems to make some serious allegations against respected @VOANews journalist @HarunMaruf, who wrote one of the key books on #AlShabaab.

    Is this a real account, or a troll? https://t.co/FJd1hByi5V

    — Lauren Blanchard (@LaurenBinDC) April 3, 2020
    https://twitter.com/PDWilliamsGWU/status/1245886233940721666

    Somali Intel agency NISA says it will take "appropriate legal steps" against country's most well-known and respected journalist @HarunMaruf of @voasomali https://t.co/arJ6kSv8xB

    — Rashid Abdi (@RAbdiAnalyst) April 3, 2020

    We condemn NISA intimidation against veteran @VOANews journalists @HarunMaruf. Thi is an open war against freedom of the press & the independent media. It is also evidence of abuse of the power of security agencies to prevent the public from getting objective & impartial news. pic.twitter.com/AanJh3D6wP

    — Abdirahman Abdishakur (@AAbdishakur) April 3, 2020
    Dagaal barta Twitter-ka ku dhex maray Wasiirka Amniga Soomaaliya iyo Weriye Haaruun Macruuf [Warbixin]
    Harun Macruf Hay'adda NISA NISA Top Weriye Haarun Macruuf
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWAR CUSUB: Hay’adda NISA oo shaacisay inay tallaabo ka qaadeyso Weriye Harun Macruf
    Next Article Weriye Amina Muuse Weheliye oo soo duubtay Muuqaal ku saabsan cudurka Coronavirus oo haleelay. (Daawo)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo