Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Siyaasiyiintii caanka ahaa ee Reer Sool oo isaga baxaya Xisbiyada iyo Siyaasadda Somaliland

    Siyaasiyiintii caanka ahaa ee Reer Sool oo isaga baxaya Xisbiyada iyo Siyaasadda Somaliland

    March 6, 2023Updated:March 6, 20231 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Siyaasiyiinta caanka ah ee kasoo jeeda Gobolka Sool, xilalkana kasoo qabtay maamulka Somaliland ayaa isaga baxaya siyaasadda Somaliland, kadib saameynta uu ku yeeshay dagaalka Laascaanood.

    Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed (Ataash) oo ahaa guddoomiyaha ururka cusub ee Waaberi, horeba xilala wasiir uga soo qabtay xukuumadihii Somalialnd ee madaxweyne Siilaanyo iyo Muuse Buuxi ayaa ku dhawaqay inuu ka baxay siyaasadda Somaliland, dibna ugu laabanayo ganacsigiisii.

    C/risaaq Ataash ayaa soo nqoday madaxa Shirkadda HASS Petroleum, inta aanu siyaasadda ku biirin, waxaana uu hadda ku howlahaa dhismaha urur siyaasdeedkiisa Waaberi oo ka gudbay laba marxalad, kuna socday inuu noqdo xisbi buuxa.

    Hore waxaa u dhaaciyey inuu siyaadda Soaliland ka tegay Saleebaan Ciise Axmedkaar (Xagla-toosiye) iskaga tegay guud ahaan Somaliland.

    “Waxaan caddeynayaa si aan gebi ahaanba ka baxay ka mid ahaanshihii siyaasada Somaliland. Markii aan arkey arxan darrada iyo sida Bani’aadamnimada ka fog ee xukuumadda Somaliland ay ula dhaqmeyso dadkeyga” ayuu yiri Saleebaan Xagla-toosiye oo ahaa guddoomiyaya urur siyaasadeedka Shacab.

    Sidoo kale waxaa magaalada Laascaanood ku sugan guddoomyihii Golaha Wakiilada Somaliland C/riaaq Khaliif oo caddeeyay inuu raacsan yahay go’aanka Garaadadda beeshiisa, waxaana muuqata in Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolka Sool ay go’ansadeen inay ka laalaabtaan ka mid ahaanshaha Somaliland.

    Ataash Dagaalka Laascaanood Laascaanood Top Xaglatoosiye
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSiyaasiyiintii ugu badnaa oo mar qura iska casilay Xisbiga Wadajir ee C/raxman C/shakur
    Next Article Ciidamo Beeleed xirtay Wado muhiim u ah Muqdisho oo laga Galo Madaxtooyada Somaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo