Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Somaliland oo fadeexad ka raacday Xarigii milkiilaha Universal TV [Akhri sida loo sii daayay -Sawirro]

    Somaliland oo fadeexad ka raacday Xarigii milkiilaha Universal TV [Akhri sida loo sii daayay -Sawirro]

    February 20, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka Somaliland ayaa fadeexad ka raacday xarigii ay  u geysteen milkiilaha Telefishanka Universal Axmed Abuukar oo ciidamada booliska Hargeysa xabsiga dhigeen.

    Wararka ayaa sheegaya in xabsiga laga sii daayay milkiilaha Universal TV Eng Axmed Abukar  kadib markii uu soo dhex galay arrinta madaxweynaha maamulka Kilinka Shanaad ee Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

    Sida uu sheegay mid ka mida shaqaalaha TV-ga mas’uuliyiinta Somaliland waxay diideen codsi uga yimid madaxweynaha Soomaaliya inay sii daayaan milkiilaha oo ku soo jeeday magaalada Muqdisho, laakiin waxaa dhacday inay degdeg u sii daayeen markii uu la xiriiray Cabdi Maxamuud Cumar oo ah Madaxweynaha Kilinka Shanaad ee Itoobiya.

    Injineer Axmed aya xiriir fiican la leh madaxweynaha Kilinka Shanaad halkaasoo uu gacan ka geystay dhismaha TV-ga Soomaalida Itoobiya ee ESTV. waxayna arrintan u noqoto mid uu kaga badbaado inuu ku sii jiro xabsiga Hargeysa oo uu uga horeeyay Weriye C/maalik Coldoon.

    Abukar Mahdi ayaa bartiisa Facebook ku sheegay ereyadan:


    SAWIRADAN WAA 30MINT KA HOR. TANA MA INOO DAMBEYSAY DADKEYGOOW.. WAXAA AYAAN DARO AH CODSIGII MADAXWEYNE FARMAAJO OO SOMALILAND DIIDAY BALSE 2 SAACADOOD KA HOR WAXAA SI KULUL ULA SOO HADLAY MADAXWEYNAHA KILINKA SOMALIDA ITOBIYA CABDI MAXAMUD . SI DEG DEG AH AYAA ENG AXMED XORIYADISA LOOGU SOO CELIYAY WAXAA LA GEEYAY HOTEL MANSOOR. WAAKUWAA ISAGA IYO SHAQAALAHA TVGA OO SOO BOOQDEEN.. ENG WUXUU KUSII SOCDAY CALEEMO SAARKA MADAXWEYNE FARMAAJO OO UU CASUUMAD KA HELAY SAAXIIBO HORENA AHAAYEEN. WAXAAN U MAHAD NOQAYAA DADKEYGA SOOMALIYED EE KA QEYB QAATEEN COMMENTIGA EE MUUJIYEEN SIDEEY UGA XUN YIHIIN XARIGA ENG AXMED. ABAAL WEYN BAAN IDIIN HAYAA..

    Wadani.com

    Cabdi Maxamuud Cumar Farmaajo Injineer Axmed Abuukar Somaliland Universal TV
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAxmed Madoobe oo noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee Muqdisho u yimaada caleemosaarka Farmaajo [Sawirro]
    Next Article Wiil ku dhaawacmay qaraxii shalay oo ereyo ka ilmeysiiyay u sheegay Madaxweyne Farmaajo [Akhri]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo