Maamulka Somaliland ayaa ka mamnuucday dadkeeda inay isticmaalaan astaanka Qaranka Soomaaliya ee Internerka (.SO).
Qoraal kasoo abxay wasaaradda Isgaarsiinta Somaliland ayaa lagu amray cid kasta oo cinwaan ku leh internet-ka inay adeegsato .SO sida Jaamacadaha, Shirkadaha, Bankiyada, ururada gudaha iyo kuwa dowliga ah ee ka diiwaangashan Somaliland.
Arrintan ayaa ka danbeysay kadib markii dowladda Soomaaliya la wareegay maamulka astaanka .SO ee astaanka cinwaanka ah ee internetka.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA