Maamulka Somaliland ayaa ka hor yimid go’aankii dowladda Federaalka ku ceyrisay wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya.
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaa lagu sheegay in go’aankaasi aanu quseyn Somaliland, isla markaana ay ku wargelineyso xoghayaha guud ee Q/Midoobay in Somaliland ay si buuxda ula shaqeyneyso wakiilka Q/Midoobay.
Waxay Somaliland sheegtay in go’aanka ka dhanka ah wakiilka Q/Midoobay Nicholas Haysom ka xeel dheer yahay arrimaha lagu sababeeyay.
HOOS KA AKHRISO