Browsing: Banaadir
Munaasabad lagu xusayey sanadguurada 59-aad ee xoriyadda Gobollada Koonfureed iyo midowgii labada Gobol ee Koonfur iyo Waqooyi ayaa lagu qabtay…
Waxaa caawa ka socda magaalooyinka Muqdisho iyo Dhuusamareeb munaasabado lagu xusayo maalinta xoriyadda Gobollada Koonfurta Somalia iyo Midowgii Koonfur iyo…
Xaaf oo sanad kadib Muqdisho yimid & Kulan uu la yeeshay Madaxweyne Farmaajo. [Qodob lagu qancinayo]
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kadib muddo sanad ah oo khilaaf siyaasadeed…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax Gaari ka dhacay suuqa Bakaaraha.
War kasoo baxay xarakada Alshabaab ayaa lagu sheegatay inay laba qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho saacadihii ugu danbeeyay oo qasaare…
Waxaa maanta xariga laga jaray wado isku xirta degmooyinka C/casiis iyo Shangaani oo maamulka Gobolka Banaadir uu hirgeliyey.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo mas’uuliyiin fara badan oo ka tirsan xukuumadda iyo labada gole ayaa saaka ka qeyb galay janaasadda Marxuum…
Taliska ciidamada Booliska ayaa goor dhoweyd shaaciyey in la qabtay oo gacanta lagu dhigay Ninka ku eedeysan dilka haweeneydii dhowaan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xabsiga loo taxaabay xubno isugu jira maamulka iyo ciidamada Waaxda Canshuuraha Garoonka…
Doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen qaar ka mida saxafiyiinta Soomaalida ayaa goor dhoweyd waxaa Mudane…
Waxaa Allaha u naxariistee maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha iyo siyaasiyiinta magaalada…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay in sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-Shabaab uu isku soo dhiibay…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho, soona noqday Wasiir,…
Taliska Booliska ayaa war kasoo saaray shil dhowaan ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Muqdisho oo ciidamada Gaadiid ay…
Dhowr qof ayaa loo xir-xiitay kiiska naxdinta lahaa ee geerida Sumaya Yuusuf Barkhadle oo shalay meydkeeda laga helay Hotel ku…
Koox Bistoolado ku hubeysan ayaa nin Ganacsade ahaa toogasho ku dilay degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
War cusub ayaa ku soo kordhay marxuumad Sumaya Yuusuf oo meydkeeda laga helay Saaka Hotel ku yaalla Isgoyska Baar Ubax…
Faahfaahin dheeraad ahaa ayaa helayaa Haweeney meydkeeda xalay xilli danbe laga helay Hotel ku yaalla magaalada Muqdisho, iyadoo kiiskeeda ay…
Wararka laga helayo duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari ka mida kolonyada ciidamada Amisom uu dulmaray Mooto yar ay…
Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.
