Browsing: Banaadir
Alshabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegtay mas’uuliyadda qarax lagu dilay Injineer Turki ah, kadib qarax loogu xiray Gaarigiisa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga healy Qarax Gaari lagu xiray Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoysyada KM4…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa uu goor dhoweyd ku qarxay isgoyska KM…
Waxaa geilnkii danbe ee maanta garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee Muqdisho kasoo degay wasiirka cusub ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha…
Waxaa maanta sirasmi ah u bilaabanaya imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee dalka, kaasi oo ay qaadayso dowladda Federaalka…
Dabley hubeysan ayaa caawa weerar ku qaaday xarunta shirkadda isgaarsiinta Hormuud ee xaafadda Sey Biano, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya inuu Qarax ka dhacay agagaarka Xarunta Denbi Baarista ee CID-da magaalada Muqdisho oo…
Hay’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta deeq isugu jirta Raashin, Dhar & 5 neef oo geel ah ku wareejisay Mas’uuliyiinta…
Maamulka degmada Dharkeynley ayaa ka warbixiyey howlgal Ciiidamada amniga degmada ay kusoo furteen Shaqaale u shaqeynayay Shirkadda bixisa Adeega internetka…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay Allaha u naxariistee Ambassador Maxamed Warsame Cali Kiimiko, oo dhowaan ku geeriyooday…
Taliye Kuxigeenka Ciidanka booliska Soomaaliya Jen. Zakiya Xuseen Axmed ayaa shaacisay n Ciidamada Booliska ay gacanta ku dhigeen, lana xiray…
Maxkamadda Drajada koowaad ee ciidamada Qalabka Sida ayaa xabsi ku xukuntay nin ku eedeysnaa inuu hubka ka iibin jiray, una…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in saaka askari ka tirsan ciidamada amniga dolwadda Soomaaliya uu toogasho ku dilay…
Waxaa maanta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay Wiil iyo Aabihiis oo ahaa askar magaca ciidamada Baad uga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in nin hubeysan uu toogasho ku dilay wiil dhalinyarro ah, iyadoo kadibna ay…
Fadhigii 11aad ee Kalfadhiga shannaad ee Baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya aya maaanta u baaqday kooramka la’aan markii muddo saacado…
Ciidamada Milateriga ayaa ka hortegay Gaari Qarax laga soo buuxiyey oo ah nooca NISSAN Homey, Gaarigaas oo la sheegay inay…
Iyadoo inta badan dunida islaamka oo dhan ay yar tahay in la isku waafaqo maalin qura oo la wada soomo…
Maxkamadda Ciidamada ayaa maanta go’aan kasoo saartay Eedeysane Dable Axmed Maxamed Xuseen oo ka tirsana Ciidamada Booliska oo lagu eedeeyay…
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta Go’aan kasoo saartay Dacwad loo heystay Saraakiil katirsan Dakada muqdisho iyo Ganacsade, kadib markii…
