Browsing: Banaadir
Alshabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegatay mas’uuliyadda weerarka Qaraxyada ku bilowday ee ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararkii ugu danbeeyay ee qaraxyadii Muqdisho aya sheegaya in dabley hubeysan ay gudaha u galeen xarumo wasaaradeed oo ku yaalla…
Qarax labaad goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib qaraxii joowaad oo lagu weeraray xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda…
Qarax xoog eh oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in lagu weerarray xarun Wasaarad ka tirsan…
Qarax ayaa goor dhoweyd laga maqlay caasimadda Muqdisho ee Soomaaliya oo maalmihii ugu dambeeyay ku jirtay heegan amni.
Ciidamada Amniga ayaa sheegay inay qabteen horjooge ka tirsan Alshabaab oo ka tirsanaa qeybta amniyaadka ee qaabilsanaa khaarijinta.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya ciidamo ka wada tirsan askarta dowlada Soomaliya uu dagaal hubeysan ku dhex maray…
Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ayaa Digniin Amni kasoo saartay suuragalnimada weerarro qaraxyo iyo kuwo toos ah oo ka dhaca caasimadda maalmaha…
Wararkii ugu danbeeyay qarixii Gaari ee caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gar ahaan Igoyska KM 4 ayaa la sheegay inuu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Amniga dowladda ay is rasaaseyn dhex martay Gaari hubeysan oo diiday inuu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga heleyaa qarax gaari oo caawa ka dhacay Isgoyska KM 4 ee Magaalada Muqdisho.
Ciidamada Booliska ee caasimadda Muqdisho ayaa xalay howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan degmooyinka Waaberi iyo Xamar-jajab.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox Dabley ay toogasgho ku dishay nin la sheegay inuu ahaa macallin…
Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida dil toogasho ah ku xukuntay laba eedeysane oo ka tirsanaa Alshabaab, kuwaasoo lagu…
War kasoo baxay ciidamada amniga ayaa lagu sheegay in 19-kii Maarso lagu qabtay magaalada Muqdisho sarkaal sare oo ka tirsan…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada amniga ka fuliyeen magaaladda Muqdisho shalay 18-ka Maarso ayaa la sheegay in lagu soo qabtay…
Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay degmada Xamarweyne ee G/Banaadir, kadib markii ay guddoomiye la’aan ahayd in ka badan muddo lix…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa markii ugu horeeyay ka hadlay Mushaar la’aanta iyo Garaam la’aanta heysata Ciidamada…
Haweeneyka mida shaqaalaha rayidka ee dowladda Soomaaliya ayaa ka badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigeeda oo galabta ka dhacay dhabarka danbe…
