Browsing: Banaadir
Meydka Nin dhalinyaro ah ayaa Saaka lagu arkay Wadadda Maka Al-Mukarama ee Muqdisho gaar ahaan halkii uu dhowaan Qaraxa ka…
wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dad loo xiray Qarax xoog leh oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho,…
Qarax xoog leh ayaa caawa 11:00 habeennimo laga maqlay guud ahaan magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay Guddi heer wasiirro ah oo qabanqaabinaya Aaska Qaran ee magaalada…
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta la horkeenay Rag loo heysto qaraxyadii dad ka badan ay ku…
4 qof ayaa ku dhintay , 9 kalena waa ku dhaawacmeen qarax baabuur oo ka dhacay meel u dhow maqaayad…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helay Qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Tiyaatatka Qaranka iyo Taallada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, siiba agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya asheegay in ciidamo ka tirsan Booliska oo watay gaari xalay lagu qarxiyey agagaarka xerada…
Dilal kala duwan ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana lasoo weriyey in ilaa saddex qof siyaabo kala duwan loogu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu toogasho ku dilay darawal Mooto bajaaj,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kulan la yeeshay xubno ka kala socday aamaha amniga, hawl wadeennada caafimaadka, hay’adaha gurmadka degdega…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta Berri ah ku sii jeeda magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya, socdaalkii labaad…
Wararka laga helay degaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in halkaasi lagu dilay darawalka gaari BL ah…
Iyadoo qasaare weyn oo dhimasho iyo dhaawac leh uu dhaliyey weerarkii Qaraxa ku bilowday ee 28-kii Febraayo ka dhacay Wadadda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in nin dabley ah oo ka mida ilaalada Hotel ku yaalla magaalada Muqdisho…
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay saddex nin oo la sheegay inay ahaayeen dableyda kooxda Alshabaab u qaabilsan khaarijinta dadka…
Madaxweynaha SoomaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka booqday dhaawacyada Weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hotelka Maka Almukarama iyo dhismooyinka u dhow oo…
Khilaafkii ugu cuslaa ayaa ka dhex qarxay Wasiiradda Haweenka xukuumadda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka, kaasoo gaaray eedeyn ba’an…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax miino ka dhacay degaanka Weydo ee duleedka magaalada Muqdisho.
