Browsing: Banaadir
Xisbiga cusub ee Midowga Nabadda & Dimoqraadiyadda UPD ayaa kulankiisii ugu horeeyay isugu yimid magaalada Muqdisho, iyadoo dastuurkiisa lagu ansixiyay, laguna…
Maalintii labaad waxaa xiran suuqa kalluunka Kulmis ee degmada C/casiis, iyadoo ganacsatada Malaayga iyo xoogsatada kalluumeysiga ay si weyn uga…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta 29-ka Septembar 2018 u fariisatay dacwad musuqmaasuq ah oo loo heystay 9 eedeysane oo ka…
Gudoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Axmed Baarqab ayaa qarxisay fadeexad ku saabsan haween jirkooda laga ganacsado.
Abuukar Axmed Xuseen oo inuu shaqo-doon yahay ku soo bandhigay boorar uu ku dhegsaday magaalada Muqdisho ayaa shaqo ku helay…
Waxaa maanta xilka la wareegay Taliyaha cusub ee ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya oo dhowaan xilkaasi loo magacaabay.
Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen ku beeniyey warbixin uu bixiyey wasiirka Boostada & Isgaarsiirnta Xukuuamdad Soomaaliya Cabdi…
Weriye Munasar Maxamed oo ka howlgala TV-ga Dalsan ee xaruntiisu tahay magaalada Muqdisho oo si weyn u tebiyay kiiska dilka…
Xoogsatada Kaluumeysiga magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay bannaanbax ay uga horjeedaan maamulka Gobolka Banaadir oo ay ku eedeeyeen inay ka…
Ciidamada Booliska Soomaaliya G/Banadir oo howlgal culus ku qaaday xaafado ka tirsan degmooyinka Howlgawadaag, Hodan iyo Wardhiigley.
Mas’uulkii ugu horeeyay ee ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa maxkamad loo soo taagay kiis la xiriira Musuqmaasuq uu ku kacay.
Odayaasha, waxgaradka, aqoonyahanada, dhalinyarada iyo qeybaha bulshada beesha Daguuro Maxamed /Foor Culus ee Murusade ayey kalsoonidii kala noqdeen xildhibaankii beeshaasi…
Aabaha dhalay gabadha sabbatay in la dilo marxuum Axmed Dowlo ayaa caddeeyay inuusan bixin gabadhiisa, isagoo dowladda Soomaaliya ugu baaqay…
Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inay in howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho lagu soo qabtay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil naxdin leh oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii nin hubeysan uu walaalkii…
Shirkad ka mida kuwa ka howlgala magaaladda Muqdisho ee qaabilsan dhinaca IT-ga ayaa shaacisay inay qaadaneyso wiil Soomaaliyeed oo si…
Waraka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay Suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha.
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa soo saartay xeer ku saabsan dhaqan gelinayo shuruucdii hoe ee Gaadiidku lahaa, iyadoo dib…
Iyadoo ay soo shaac baxayaan faahfaahino kale oo ku xeeran kiiska dilka Marxuum Axmed Dowlo oo ku yimid heybsooc ayaa…
Qaar ka mida wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa la xiray saaka, iyadoo la dhigay ciidamada amniga oo u diiday gaadiidka dadweynaha…
