Browsing: Banaadir
Nabadoon lagu dilay Xaafad ka tirsan Muqdisho & Dilalka khaarijinta ee Caasimadda oo faraha ka baxay
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dil kale oo khaarijin ah ka dhacay maanta degmada Howlwadaag iyadoo lagu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan Ciidamada dowladda Hoose ee Minishiibiyada uu dil u geystay…
Ciidamada Amniga oo dib u soo celiyay kala xirnaashihii Wadooyinka Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in wadooyinka Magaalada Muqdisho ay maanta kala xiran yihiin, kadib markii ciidamada Nabadsuggida…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida aya soo faragelisay isku dhacyada iyo dagaallada sida joogtada ah u dhex mara ciidamada ka wada…
Koox hubeysan ayaa magaalada Muqdisho ka fulisay dil khaarijin ah oo lagula kacay mida ka mida ganacsatada magaalada, kana tirsanaa…
Mas’uuliyiin iyo xildhibaanno ayaa lagu dilay Galabta weerar ay kooxda Alshabaab ku qaadeen kolonyo kusoo jeeday magaalada Muqdisho, kuna sii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka ay ku dagaalameen xaafad ka tirsan…
Saxafiyiinta ka howlgasha magaalada Baydhabo ayaa laga hor istaagay shirka Amniga oo ka furmay magaalada iyadoo ciidamada amniga ay u…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meydii labaad maanta lagu arkay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo aan…
Darawal Mooto bajaajle aha ayaa saaka si bareer ah loogu dilay meel u dhow xarunta dagemada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka qof Meyd ah oo la garan waayay lagu arkay degmada Heliwaa…
Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Ibraahim Iidle Suleymaan oo dhowaan uu xilka ka qaaday Madaxweyanha Soomaaliya ayaa la ogoleysiiyay inuu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in laba wiil oo dhalinyaro ah goor dhoweyd lagu dilay Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada…
Sanad kadib qarixii weynaa ee kooxda Alshabaab la beegsaday Baarka caanka ah ee Pizza House ayaa mar kale dayactir lagu sameeyay…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay bandhig cajiin ah iyo ka sameeyay kulan Afur iyo soo dhaweyn ah…
Dagaal dhex maray laba ciidan oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa Galabta maqribnimadii ka dhacay agagaarka Kuliyadda Jaalle Siyaad ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa shegaya in falal dil ah ay caawa ka dhaceen xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho.
Dawladda Talyaaniga ayaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ku wareejiyey Seddex Gaari oo labo kamid ah ay yihiin nooca BMW, kuwaasoo la…
Dowladda Soomaaliya ayaa sameysay ciidamo nabadsugid dhar-cad ah oo ka qeyb qaadanaya sugidda amniga magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay fal dil ah ka fulisay Suuqa weyn ee Bakaaraha…
