Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysteen xaafad ka tirsan magaalada.
Maanta oo ay taariikh du tahay 19ka bisha maarso, waxaa kulan isugu yimid Xubno ka kala socda qaybaha Bulshada Rayidka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhacdo xanuun leh ay ka dhacday degmada Yaaqshiid, iyadoo qoys ka kooban…
Kulan loogu talogalay xuska sanadguurada koowaad ee xukuumadda Soomaaliya oo qorsheysnaa in caawa lagu qabto Muqdisho ayaa la baajiyey saacadihii…
Wararlaagh helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa lagu dilay magaalada sarkaal ka tirsanaa ciidamada Milateriga Soomaaliya.
Ciidamada xasilinta Muqdisho ayaa howlgal socday muddo 10 saacadoo ah ku qaaday degaanka Weydow ee duleedka magaalada Muqdisho.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku tegay xalay saldhigga Booliska degmada Hodon iyo ciidamo lagu diyaariyey…
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee Darajada Koowaad ayaa maanta la soo taagay eedeysanayaal ka tirsan Alshabaab oo lagu soo eedeeyay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dishay Oday Nabadoon ahaa.
Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa maanta la wareegay ammaanka Xarunta Golaha Shacabka ee magaalada…
Xogta laga helayo ayaa sheegaya in dhaqaale lagu sii wado ololaha mooshinka Jawaari uu Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre kala…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay in ciidamo ay qabsadeen xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada xasilinta iyo kua Madaxtooyada ayaa Caawa la wareegay xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.
Wararkii ugu danbeeyay xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay abaabulka mooshinnada iska horjeeda ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa sheegay in…
Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya ayaa Caawa joojisay Muxaadaro siyaasadeedoo uu qaban lahaa siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, taasoo ay soo qabanqaabisay ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal toogasho ah oo ay fuliyeen rag hubaysan lagu dilay askari ka…
Afhayeenka Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa mar kale u hanjabay ganacsatada magaalada Muqdisho ee lacagaha u dira kooxda Alshabaab.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho, Mudane C/raxmaan Cumar Yariisoow iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulkiisa ayaa Isbitaalka digfeer ku…
Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta yeelanaya kulankoodii koowaad ee Kalfadhiga saddexaad, iyadoo ay horyaallaan qodobo dhowr ah.
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa u digtay milkiilyaasha Garoomada Ciyaaraha yaryar ee loo yaqaan Sallaxa inay u hoggaansamaan amarrada kooxda…
