Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan fal dil ah ka geysatay degaanka Ex-control Balcad, degmada Heliwaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada darawal Moojo Bajaaj kaxeynayay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba qof ay ku dhinteen iska hor imaad ka dhacay jidka warshadaha…
Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle shir jaraa’id oo bille ah ku qabtay ayaa ka hadlay waxyaabihii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay soo baxday digniin ku saabsan weerarro argagixiso oo Alshabaab dooneyso inay ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay xabsiga dhigeen oday dhaqameed kasoo jeeda Somaliland.
Guddi ay leeyihiin Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey inuu fashilmay wadahadalkii u dhaxeeyay Guddigooda iyo Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya.
Guddoomiyaha Gobolka banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa canaan kulul u jeediyay qaabka shaqo ee agaasimeyaasha dowladda hoose ee Muqdisho.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa guddi u saartay shilkii dhex maray ciidamada AMISOM iyo kuwa NISA ee lagu dilay saddex ka mida…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay nin kale oo ka mida maleeshiyadii kooxdaasi ee habeenkii Jimcaha ee 23-ka Bishan weerarka ku qaaday…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay dil ka geysatay duleedka magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in darawal mooro Bajaajle ah lagu qabtay magaalada kadib markii uu la baxsaday…
Guddiga Doorashada Madaxa bannaan ayaa galabta xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ku qabtay Doorashada kursi ka bannaanaa Golaha Shacabka…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta ka duulay Garoonka diyaaradaha Muqdisho, isagoo ku sii jeeda…
Safaaadda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa baahisay in Senator Jack Reed oo ka Tirsan Aqalka Senate-ka Mareeykanka uu magaalada Muqdisho kula…
Dowladda Uganda ayaa si weyn u difaacday rasaastii ay fureen ciidamada ka mida AMISOM oo habeenkii Jimcaha 23-ka Bishan ee…
Shil ka dhex dhacay ilaalada mid ka mida guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa keenay inuu dhinto darawalkii Guddoomiyaha.
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeeedo is-miidaamiyihii isku qarxiyey isgoyska KM 0 oo u dhow…
Hay’adaha socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa tababar dibadeed u qaaday saraakiil ka tirsan Hay’addaasi oo gaaray lix sarkaal, kuwaasoo maanta…
Dowladda Soomaaliya ayaa dib u soo nooleysay ciidamadii xasilinta caasimadda iyadoo lagu kordhiyey ciidamo cusub oo ka tirsan AMISOM.
