Browsing: Banaadir
Saadaasha xiddigista ayaa sheegeysa in caawa Soomaaliya iyo magaalooyinka Muqdisho iyo Geeska Afrika laga arki doono Dayax-madoobaad.
Duqa cusub ee magaaladda Muqdisho Abdirahmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa amarkisii koowaad ku joojiyay dhismaha ka socda dhulka Biyaaso Liibaro…
Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa maalintii ugu horeysay ee xafiiska la wareegeen kormeer iyo hubin ku sameeyay ciidamada ilaaliyaha…
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maalintii ugu horeysay ee uu xafiiska…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa goor dhoweyd dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa shaaciyey shuruud lagu soo rogay shaqaalaha maamulka Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la xiray isu socodka labada wado ee ugu mashquulka badan magaalada.
Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya ahna C/wali Sheekh Ibraahin MUudeey Guddoomiye Ku xigeenka kowoaad ee Golaha Shacabka ayaa farrriin culus u diray…
Munaasabadda xil wareejinta maamulka Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd ka bilaabtay xarunta dowladda hoose ee caasimadda Soomaaliya.
Maaamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa kulan gaara xafiiskiisa ugu tegay Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle.
Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan iyo maamulka cusub ee dhowaan la magacaabay ayaa lagu soo wareejiyey xafiisyada xarunta…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee magacaaban C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) oo la kulmay Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Amb. Olgan Bekar,…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in xarigii looo geystay laba ka mida mas’uuliyiinta xisbigiisa oo uu afduub ku tilmaamay…
Dowlada Soomaaliya ayaa loo soo tababaray ciidamo Boolis oo ka hortaga rabshadaha, kuwaasoo gaaraya 270 Askari.
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta xilka ku wareejiyay Mudane Cabdiraxmaan…
Xisbiga Wadajir ayaa war uu ka soo saaray xariga Guddoomiyaha iyo Xoghayaha Guud ee Xisbigaasi ku sheegay inuu ahaa sharci…
Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Kamaal Guutaale iyo Xoghayiha Xisbiga Sayid Cali Macalin ayaa xoriyadooda dib u helay, kadib markii ciidamada Nabadsugidda…
Wararka lags helayo magaalada Muqdisho Ayala shegaya in Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga dhigeen Mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga Wadajir…
Taliska ciidamada asluubta ayaa war cad kasoo saaray maxbuus ku dhintay gudaha Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Bam gacmeed lagu qaaday ciidamada xasilinta Muqdisho.
