Browsing: Banaadir
Dabley hubeysan ayaa caawa dil qorsheysan ka fulisay magaalada Muqdisho, iyadoo toogasho lagu dilay oday nabadoon ahaa.
Warar goor dhow naga soo gaaray Magalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan qarax gaari waxyaabaha qarxa ay saaran yihiin in…
Dadweyne la sheegay inay ehel la yihiin askarigii dilka lagu xukumay ee lagu helay dilka Wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya…
Weerar koox dabley ah ka geystay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac.
Guddiga Qaran ee Abaaraha ayaa maanta shaaciyay in Raashin Deeq ah oo laga helay dibadda ay u kala direen maamul…
Baaritaan aan hore loo arag ayaa ka biwolday goobtii lagu dilay sarkaal ka tirsanaa NISA iyo ilaaladii la socotay toddobaad…
Jaamcadda Umadda ayaa maanta ku dhawaaqday in dib loo furay kulliyadii Cilmiga Warbaahinta Saxaafadda.
Qarax aan la fileyn ayaa ayaa qabsaday Gaari la sheegay in lagu qaadi lahaa aroos oo ku si jeeday goobtii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay duleedka magaalada.
Ciidamada xasilinta ammaanka caasimadda ayaa kala eryay dadweyne bannaanbax ka waday magaalada oo gaaray wadadda muhimka ah ee Maka Almukarama.
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in shir degdeg ah uu ka socdo xarunta madaxtooyada Villa Somalia.
Bannaanbax looga horjeedo xukunkii dilka ahaa ee mar labaad maxkamadda sare ee ciidamada ku riday dilaagii Wasiirkii Howlaha Guud ee…
Sawirqaade Mukhtaar Nuur ayaa caawa la sii daayay kadib muddo saddex maalmood ka badan oo uu ku jiray Xabsiga NISA…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xilliga uu shaqo bilaabi doono habeenkii Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho.
Dad badan ayaa ku dhintay qarax xoog leh oo maanta ka dhacay Wadadda Maka Almukarama, magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay Wadadda Maka Almukarama, agagaarka mid ka mida…
Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa xabsi dhigtay sawirqaade caan ka ah baraha bulshada Soomaalida.
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegaya in weerar culus ay ku soo qaadeen dagaalamayaasha kooxda Alshabaab.
