Browsing: Banaadir
Qarax Miino ayaa lala bartilmaameedsaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM xili ay marayeen wadada Warshadaha ee degmada Yaaqshiid, halkaasoo khasaare…
faahafaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Dab xoog leh oo maanta Duhurnimadii qabsaday Suuqa Xamarweyne oo ka mida suuqyada…
War hadda soo dhaca ayaa sheegaya inuu dab qabsaday mid ka mida suuqyada ugu waawen ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada xasilinta ammaanka Muqdisho ayaa howlgallo gaara ka wada qeybo ka mida caasimadda.
Waxaa saakay magaalada Muqdisho soo gaaray wasiirka arrimaha dibadda Norway Børge Brende iyo wafdi uu hoggaaminaayo, waxaana garoonka diyaaraddaha kusoo…
Xiisad ka dhalatay degaanka Garasbaay ee duleedka Muqdisho ayaa keentay iska hor imaad dhex maray maamullo isku haya degaankaasi.
Adeegga internet-ka ayaa gebi ahaan ka go’an Koonfurta Soomaaliya maalintii shanaad, waxaana la xaqiijiyay inuu adeegan sii maqnaan doono ug…
Amarro lagu soo rogay Dadka soo gelaya magaalada Muqdisho & Tallaabooyin Amni oo la qaaday [Akhriso]
Ciidamada xasilinta ammaanka Muqdisho ayaa sii adkeeyay howgallada dhinaca ammaanka ah ee ay ka wadaan Caasimadda.
Agaasimaha Hay’addda Sirdoonka Soomaaluyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa guul amni ka raadiyay isbarbardhig uu ku sameeyay weerarradii Alshabab ee…
Tan iyo markii ay bilowdeen howlgalada loogu magac daray xasilinta amniga magaalada Muqdisho ayaa waxaa magaalada ka dhacay isbadal ka…
Waxaa gebi ahaanba saameyn ballaaran uu ku yeeshay maqnaanshaha adeega Internet-ka Koonfurta Soomaaliya oo howlihii lagu qaban jiray ay xayiran…
Munaasabad lagu xusayay 26-ka Juun ayaa xalay lagu qabtay aqalka dowladda hoose ee Xamar, waxaana kasoo qeybgalay madaxweynaha dowladda federaalka…
Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta la ciiday boqolaal shacab ah oo kasoo qeybgalay tukushada Salaada Ciidul Fitriga ee masjidka…
Ciidamada ammaanka saddex magaalo ayaa la sheegay in heegan sare la geliyay, kadib markii looga digay weerarro Alshabaab damacsan tahay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mida maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ay geeriyoodeen.
Hay’adaha Ammaanka dowladda Federaalka ayaa lagu wadaa inay soo bandhigaan mid ka mida Amiirada Alshabaab oo dhowaan lagu qabtay Magaalada…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay inaysan maamulkiisa aqbaleynin in Alshabaab ay leyso shacabka Soomaaliyeed.
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in isbedel ku sameynayo Amniga guud ee magaalada Muqdisho, markii ay kordheen weerarada Shabaab.
Qorshihii xasilinta ammaanka Muqdisho ee xukuumadda Soomaaliya ayaa su’aalo badan ka dhasheen kadib markii weerarro is xiga ay Alshabaab ka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in wasiir ka tirsanaa maamulka Jubba uu geeriyooday, kadib dhaawac culus oo ka soo…
