Browsing: Banaadir
Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa si kulul uga hadlay qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala…
Qarixii weynaa ee caawa ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa saameyn ku yeeshay laba Baar oo caan ah.
Bararkii ugu danbeeyay ee weerarka dabley hubeysan oo Alshabaab ah ay ku qaadeen Baarka lagu magacaabo Posh Treats restaurant ayaa sheegaya…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad la xariirtay Dilkii Marxuum wasiir Cabdullaahi Sheekh Siraaj.
Waxaa maalmihii ugu danbeeyay si weyn loo hadal hayay tallaabo cusub oo uu qaaday Maamulka Gobolka banaadir ee guddoomiye Taabit…
https://www.facebook.com/AbdirizakHAtosh/videos/1894202614182391/
Mid ka mida Jeneraalada ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka badbaadya isku dal dil oo kooxo hubeysan ay doonayeen inay…
Ciidamada isku dhafka ah ee xasilinta magaalada Muqdisho ayaa howlgallo joogto ah ka wada caasimadda Muqdisho.
Heegan sare iyo feejignaan ayaa la geliyay ciidamada ammaanka magaalada Muqdisho iyadoo la sheegay in la digay falal qaraxyo ah…
Howlgalkii ugu weynaa ayaa maanta ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamada xasilinta caasimadda ay wadaan mid ka mida baaritaanadii ugu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dilal ah caawa ka dhacay magaalada.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax weyn ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wafdi ka socda dowladda Qatar uu maanta gaaray magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo Hay’adda ammaanka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la xoojin doono howlgallada caasimadda ka socda.
Guddoomiyeyaashii degmooyinka Gobolka Banaadir ee xilalka laga qaaday ayaa kulan la yeeshay xalay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Wararka laga heleyno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay saaka dfal dil ah ka fuliyeen degmada Waaberi.
Magaalada Muqdisho ayaa maalmaha soo socota galeysa xaalad amni oo adag iyo howlgallo aan hore loo arag.
Madaxda sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa Caawa la afuray, salaadii Maqribkana la tukaday ciidamada xasilinta ammaanka Muqdisho ee ku howlgalka…
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa shegay in ciddii ka hor timaada go’aanadda Amniga ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dal dil ah uu galabta ka dhacay magaalada.
