Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay caawa toogasho ku dishay guddoomiye waaxeed.
Amarro cusub ayaa laga soo saara ammaanka magaalada Muqdisho, kuwaasoo daba socda amarkii ciidamada milateriga looga saarayo caasimadda.
Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed oo lagu soo tababarray dalka Jabuuti ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
Haweenka ka tirsan ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ku sugan ayaa bannaanbax nooc cusub ah ka dhigay magaalada Muqdisho.
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa halkaasi uu ka dhacay dil lagu khaarjiyay mid ka mida ciidamada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa kulan degdeg maanta Muqdisho kula yeeshay taliyeyaasha iyo Saraakiisha Ciidamada Nabadsugidda, Millitariga iyo…
Koox dabley ah ayaa caawa gurigiisa ku weerartay sarkaal hore uga tirsanaa ciidamada milateriga Soomaaliya.
Qoraal lagu daabacay warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegay inuu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir xilkii ka qaaday Agaasimihii Waaxda Dab-damiska dowlada hoose Xamar…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in haweeney ka mida haweenka nadaafadda Gobolka Banaadir toogasho lagu dilay magaalada Muqdisho.
Agaasimihii Waaxda Dab-damiska Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay maamulka Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaqaalaha ka howlgala safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho loo diiday mushaarkoodii isla…
Bam la sheegay in la soo dhigay Afar irdoodka suuqa Xamarweyne ayaa lagu guuleystay in laga qaado isagoo aan qarxin.
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Ganacsatada mid ka mida suuqyada magaalada Muqdisho ayaa shaqo joojin ku dhaqaaqay kadib markii ciidamo qamaam ah ay ku soo…
Kooxda Alshabaab ayaa war aan la fileyn kasoo saartay dabkii dhowaan ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha iyadoo ku baaqday…
Dab xoog leh ayaa saaka ka kacay xaafada Buula-xuubey ee Degmada Wadajir, siiba guri ku dhow suuqa Buuloxuubey, degmada Wadajir…
Maalmihii la soo dhaafay waxaa si xowli ah uga socda magaalada Muqdisho falal Qaraxyo iyo khaarijin isugu jira oo lagu…
Qarax lagu xiray gaari uu watay mid ka mida macalimiinta ka howlgala Dugsiyada Waxbarashada magaalada Muqdisho ayaa lagu khaarijiyay.
Askari ka tirsan ciidamada Booliska ayaa la sheegay inuu xaaskiisa ku gowracay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meyda qof dumar laga helay saaka meel u dhow Buundada Labaad ee degmada…
