Browsing: Banaadir
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah ay ku soo dhaceen degaano ka tirsan degmada Wadajir ee…
Madaxweynaha Jabuuti oo maanta soo gaaray Muqdisho ayaa ku wehliyay madaxweynaha Soomaaliya munaasabad dhagax dhig oo ka dhacday magaalada Muqdisho.
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa dhagax dhigay dhismaha safaaradda cusub oo dowladda Jabuuti ka dhisaneyso magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Dalka aanu walaallaha nahay ee Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa goor dhoweyd soo gaaray Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Waxaa saaka lagu dilay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho nin ganacsade ah oo ay weerar ku qaadeen ciidamo ku lebisan dareyska…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in caawa lagu dilay nabadoon ka mid ahaa ergadii doorashada xildhibaanada Soomaaliya.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in labada maalmood ee soocota loo xiri doono magaalada Muqdisho caleemo saarka madaxweynaha cusub…
Mid ka mida dhaawacyadii shalay ku waxyeeloobay qarixii Suuqa Kaawa-Godey ee magaalada Muqdisho ayaa ka ilmeysiiyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dil toogasho ah uu caawa ka dhacay xaafadda Dabakaayo madow ee degmada…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si toos ah uga hadlay qaraxii maanta ka dhacay Suuq ku yaala magaalada Muqdisho oo lagu laayay…
Dad ku dhow 30 qof ayaa ku dhintay qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay suuq mashquul badan oo ku…
Qasaarihii ugu badnaa ayuu geystay qarax lala beegsaday suuq camiran oo ku yaala degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Howlgal ay sameeyeen ciidamada NISA ayaa shalay lagu soo qabtay gaari la sheegay inuu ka dambeeyay weerarro shalay ka dhacay…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in la soo qabtay saddex nin oo lagu tuhunsan yahay inay…
War ay faafisay Hay’adda Nabadsugidda NISA ayaa lagu sheegay inay gacanta ku dhigtay Gaarigii weerarka dilalka ah ka fuliyay maanta…
Dabley hubeysan oo watay gaari kuwa raaxadda ah ayaa khaarijiyay maanta afhayeenkii hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb, ahaana milkiilaha…
Koox hubeysan ayaa maanta weerar qorsheysan ku khaarijiyay afhayeenkii hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday gaari uu la socday sarkaal sare oo hore uga…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday maanta duhurtii madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
