Browsing: Banaadir
Weerarkii Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho oo weerar xoog leh ay kooxda Alshabaab ku qaadeen saaka, waxaa qasaare dhimasho iyo…
Wasiirka Amniga xukuumadda xilka sii heysa ee Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay maamulka Hotelka…
7 saxafi ayaa ku dhaawacmay weerarkii qaraxyada ahaa ee kooxda Alshbaab maanta ku qaadyeen Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.
Waxaa kaamerooyiku qabteen qarixii labaad ee lala beegsaday hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho oo si toos ah u dhacaya, xilli…
Alshabaab ayaa sheegatay weerar qaraxyo iyo dagaal toos ah oo maanta lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.
Saraakiisha ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyay in la soo afjaray weerarkii Alshabaab ku qaadeen saaka Hotelka Dayax ee magaalada…
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerarka Alshabaab ku qaadeen Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.
Waxaa soo baxaya sawiradii ugu horeeyay weerarka saaka lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho oo ku yaala inta u…
Wararkii ugu danbeeyay ee weerarka lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay ku dhaawacmeen saxafiyiin dhowr ah.
Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax kale oo xoog leh…
Xaflad lagu qabtay Muqdisho Guest House 2 ee magaalada Muqdisho oo ku saabsaneyd Dooda Bulshada ee Maamulka & Maareynta Dalka…
War ay soo saartay Hay’adda Socdaalja iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa shaacisay inay gacanta ku heyso qof ka tirsanaa rakaabka diyaarad…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ka dhashay gaari lagu xiray miinada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhcay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Waaberi.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay goor dhoweyd toogasho ku dileen haweeney ganacsato ah.
Dab xoog leh oo xalay qabsaday Suuqa weyne ee Boocle oo ku yaala degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa baabi’iyay…
Dab xoog leh ayaa caawa ka kacay mid ka mida suuqyada ugu waaweyn ee Muqdisho.
Wararkii ugu danbeeyay ee Suuqa Baakaraha ayaa sheegaya in dadaal loogu jiro daminta dabka ka kacay suuq maanta duhurnimadii oo…
Majaajiliiste Cabdi Muriidi dheere (Ajakis) ayaa maanta laga dejiyay magaalada Muqdisho kadib markii lagu xira shalay Magaalada Hargeysa, laguna soo celiyay…
