Browsing: Banaadir
Munaasabad lagu xusayay 56-sano guuradii ka soo wareegatay markii Gobollada Koofgureed ee Soomaaliya ay xornimada qaateen Talyaaniga iyo israacii Gobolada…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Miino wadadda la geliyay ay ku qaraxday gaari BL ah oo saaka…
Khasnajigii Wasaaradda Gaadiidka xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cali Caanood ayaa galabta lagu dilay magaalada Muqdisho isagoo xilligaasi ku sugnaa xarunta wasaaaradda.…
Walxa qarxa oo lagu soo xiray Bac, isla markaana ka dhigay Wadadda Maka Almukarama, gaar ahaan Xaaji Baasto oo u…
Ciidamada AMISOM ayaa caawa rasaas ku furay wadadda Maka Almukarama xilli ay kolonyadooda mareysay jidkaasi, waxaana falkaasi ka dhashay qasaare…
Koox dabley ah ayaa caawa toogasho ku dishay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Falkan ayaa ka…
Waxaa caado u noqotay hay;adaha amniga dowlada Federaalka Soomaaliya inay howshooda ku soo koobanto KA DABA-TAG, waxaana marar badan la…
Wasiir ka tirsan Xukuumadd Soomaaliya ayaa goor danbe la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday weerarkii Naasa-hablood 1 ee magaalada Muqdisho. Wasiiru…
Waxaa caawa magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay xaflad loogu dabaaldegayo munaasabadda 26 June oo ahayd maalintii…
Howlgalkii ciidamada ammaanka ee ka socday Hotelka Naasa-hablood One ee magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd la shaaciyay in lasoo afjaray…
Idaacadda Goobjoog FM ayaa shaacisay in saddex ka mida shaqaalaha Idaacadaasi oo ilaalo ka ahaa gaari uu leeyahay Maamulka Idaacadda…
Sawiradii ugu horeeyay ayaa laga helay weerarkii dabley ka tirsan Alshabaab ku qaadeen Hotelka Naasa-hablood ee magaalada Muqdisho.
Dabley ka tirsan kooxda Alshabaab oo galabta weerar ku galay Hotelka Naasa-hablood ee magaalada Muqdisho kadib weerar qarax weyn oo…
Waxaa iska soo daba dhacaya wararka ku saabsan weerarka ay dabley ka tirsan kooxda Alshabaab ku qaadeen Hotelka Naasa-hablood ee…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar qorsheysan oo lagu daah furay Qarax oo is miidaamin ah oo lagu dhuftay Hotelka Naasahablood 1,…
War hadda soo dhacay aya sheegaya in qarax xoog leh uu ruxay magaalada Muqdisho. Qaraxa oo laga maqlay degmooyin ka…
Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe ayaamaanta si rasmi xilka ugala wareegay xilka loo magacaabay. Xafladda…
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda NISA ayaa caawa sheegay inay gacanta ku dhigeen gaari nooca raaxada ah oo loo yaqaan Carib…
Waxaa caawa magaalada Muqdisho laga maqlay qaraxyo dhowr ah oo la sheegay inay ahaayeen madaafiic hoobiyeyaal ah, iyadoo aanay faahfaahin…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa warkii hordhaca ahaa ee ku saabsanaa in laba xubnood Beelaha Banaadiriga laga siiyay…
