Browsing: Banaadir
Hay;ada nabadsugidda Qaranka ayaa shaacisay in saaka waaberigii lasoo afjaray weerarkii ay kooxda Alshabaab ku qaadeen Baar iyo hotel ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Hay;adda Nabadsugidda ay ku dhawaaqday inay gacanta ku dhigtay…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay weerarka caawa lagu qaaday baarka Sea Food iyo Hotelka Beach view ee ku yaala xeebta Liido…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in weriyaha caanka ah ee Maxamed Ibraahim Moalimuu oo hore uga shaqeyn jiray…
Dabley hubeysan oo ka tirsan Alshabab ayaa la wareegtay Baar iyo Hotel ku yaala xeebta Liido, Degmada C/casiis ee magaalada…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan…
Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ee uu Muqdisho uga baxo ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray dufcadii saddexaad ee ciidamada isku dhafka Soomaaliyeed ee ay…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa amar la yaab leh soo saaray xilli uu maanta ka qeyb…
Odayaasha Dhaqanka ee beelaha Hawiye oojkulan maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka digay in qaabka degaanka xilligan lagu qeybiyo…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye) ayaa xilkii ka qaaday agaasimeyaasha Radio Muqdisho iyo Telefishanka Qaranka isagoo magacaabay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox maleeshiyo ah iyo dadweyne la socda ay saaka galeen isla markaana…
Shir ay maanta yeesheen Guddoonka Gobolka Banaadir iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka ayaa laga soo saaray amar ah in la joojiyay…
Laba qof ayaa ku dhaawacmay qarax Gaari ay saarnaayeen loogu xiray oo saaka ka dhacay degmada Shibis, iyadoo Qaraxani imaanayo kadib…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac uu maanta ka dhacay degaanka Soona…
Waxaa baraha bulshada Soomaalidu xiriirto iyo website-yada qaarkood qabsaday maalmahan danbe warar ku saabsan in Muqdisho lagu xiray Gen. Gabre…
Waa barnaamij gaar ah oo sirdoon laga sameeyay kiiskii lagu dilay Allaha u Naxariistee Weriye Hindiya Xaaji Maxamad oo u…
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ayaa sheegay in xabsiyada magaalada Muqdisho ay ka buuxaan dad masaakiin ah oo aan waxba…
Daawo sawiradii qaraxii is-miidaaminta ahaa ee lala beegsaday Baarka The Village ee saxafiyiintu u badan yihiin oo ku yaala agagaarka Guriga hooyooyinka…
Qarixii is-miidaaminta ahaa ee saaka lagu qaaday Baarka Village ee ku dhow guriga Hooyooyinka degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho…
