Browsing: Banaadir
Qaraxii maanta ka dhacay Wadada Maka Almukarama ayaa qasaare balaaran oo dhimasho iyo dhaawac leh, Qaraxa waxaa ku dhintay 3…
Wararka laga helayo Muqdisho ayaa sheegaya in gaari uu la socday Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye (Cirfo) goor dhoweyd…
Wararka hadda laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in gacanta lagu dhigay ninkii ka danbeeyay dilkii Weriye Hindiya Xaaji Maxamed oo ahayd weriye…
Taliyaha Hay’adda Nabadsugida Qaranka (NISA) Jen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa sheegay in dhalinyarada ugu badan ee Soomaaliya isku qarxisa, kana…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa maanta dib ugu laabtey magaalada Kismaayo kadib markii uu muddo laba toddobaad…
Kulan weyn oo lagu mideeyay aragtida beesha Mudulood ee dhinaca siyaasadda dalka iyo xaalada kala guurka ah ayaa xalay lagu…
Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Jen. Maxamed Aadan Axmed amarkiisii ugu horeeyay soo saaray intii uu xilka qabtay isagoo ciidamada oo…
Weerarkii maanta gelinkii dambe lagu qaaday gaari ay wateen shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa waxaa soo baxaya faahfaahin ku…
War goor dhoweyd laga helay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ayaa rasaas ku fureen gaari marayey meel u agagarka wadada Maka…
AMISOM ayaa beenisay in Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho weerar lagu soo qaaday, isagoo sheegay in kaliya Doomo…
Waxaa saaka hakad galay dhamaa howlihii shaqo ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magalada Muqdisho, iyadoo ay baaqdeen qaarna dib loo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka noqday warkii uu maalmo ka hore ugu dhawaaqay…
Weerar nooc cusub ah ayaa caawa lagu qaaday Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo weerarkani uu ahaa mid looga soo qaaday…
Guddoonka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale soo ay wax ka weydiiyeen wararka ku…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si degdeg uga hor yimid tallaabadii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo dhowaan shaaciyay inuu…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Boorsaani ayaa ku dhaqaaqay musuqmaasuqii uu horeeyay isagoo ku wareejiyay Ex-…
Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur oo ayaa sheegay in Soomaaliya aysan ka jirin wax Caddaalad ah iyo Ilaalinta…
Sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda dowladda ayaa ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay Wadada Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho kadib…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho gaar agaan agagaarka Saldhiga Booliska Degmada Waaberi oo ku yaalla Wadada Maka…
