Browsing: Banaadir
Afhayaanka xukuumnadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa ku dhaawacmay Qarax uu fuliyey qof Is-miidaamiye oo ku beegsaday Gaari uu la…
Bannaanbixii loo balansanaa inuu Berri ka dhaco magaalada Muqdisho ayaa la hakiyey, kadib dadaal ay sameeyeen odayaasha dhaqanka Muqdisho.
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa war kasoo saaray qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo…
Ninka ku magacaaban Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa sheegtay inuu ka badbaaday Qarixii Is-miidaaminta ee ahaa ee…
Qarax culus oo is-miidaamin aha ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu beegsaday kolonyo ka tirsan hay’adaha UN-ka oo…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo jugtiisa laga maqlay qeybo bnadan oo ka mida caasimadda.
Guddiga qabanqaabinaya bannaanbaxa la shaaciyey inuu Khamiista ka dhici doono magaalada Muqdisho ee looga horjeedo madaxweynaha xilligiisu dhammaaday , laguna…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa soo saaray amar ku sabasan inaan xilligan la aqbali doonin bannaanbax…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa kasoo jawaabtay codsigii dowladda Soomaaliya ee ahaan in garagar lala soo gaaro dadka Soomalaiyeed ee abaaraha…
Maareeyaha Hay’adda Duulista Hawada: “Soomaaliya maamulka Hawada waa uga horeysaa Kenya iyo Itoobiya..”
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa soo saartay xukunka dacwadda kiiska dilka ahaa ee loo geystay ladbadii walaallo ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Gaari oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho. kaasoo geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac…
