Browsing: Banaadir
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa caawa ku qabtay xeebta Liido e degmada C/casiis Doon siday waxyaabaha Mukhaadaraadka ah.
Maandooriyeyaashii ugu badnaa, cnoocyada Calaqa iyo xashiish ayaa manata lagu soo qabtay Guri ku yaalla degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta xukuumadda Xilgaarsiinta Cumar Cali Rooble ayaa ku eedeeyay ciidamada Amniga dowlada ee ku sugan koontaroolada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil naxdin leh oo ka dhacay xaafadda Xoosh, degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.
Fal naxdin leh ayaa ka dhacay degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho, kadib markii si fool xun loo dilay laba caruur…
Wararka laga helyo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meydka qof la sheegay in la dilay lagu arkay xaafad ka tirsan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kaga helay sida lagu qabtay askartii ka danbeysay dilka Allaha u naxariistee walaallihii Sakariye Maxamud Xuseen…
Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyey inuu wareejiyey askartii geysatay dilka marxuumiinta Sakariye Maxamud Xuseen iyo Sowdo Maxamuud Xuseen…
Taliyaha Ciidanka Lugta Gen. Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka hadlay ciidamada milateriga ee uu xukumo iyo dhibaatoyinka ay ku hayaan…
Ciidamada dowladda Federaalka ayaa magaalada Muqdisho caawa si bareer ah ugu dilay wiil iyo gabar dhalinyarro ahaa oo wallaalo ahaa.
