Browsing: Banaadir
Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsanaa Baarlamaankii 10-aad ee Federaalka ayaa si kulul uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo…
Al-shabaab ayaa soo saartay Wararka ayaa sheegaya cad oo ay ku sheegtay inaysan wax lug ah ku lahaun afduubka iyo…
Hooyada dhashay Gabadhii u shaqeyneysay NISA ee Ikraan Tahliil Faarax ayaa gaashaanka u dhufatay warka kasoo baxay NISA ee ah…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku baaqay in la magacaabo guddi baaritaan oo ka sal-gaara…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa wax aan maangal ahayn ku tilmaamay in Ikraan Tahliil oo in ka badan labo bil…
Ilo kudhow Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa laga soo xigtay inay Gabadha ka tirsaneyd Hay’adaasi ee la waayey…
Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa baabi’iyey heshiis uu Wasiirka warfaafinta xukuumadda xilgaarsiinta Cusmaan Abuukar Dubbe shirkad gaara ugu ogolaaday inay…
G/Banaadir oo dalbaday in muddo Isbuuc ah lagu wareejiyo maamulka Isbitaallada Jazeera iyo Yardimeli
War kasoo baxay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu dalbaday in maamulka Isbitaallada waaweyn ee kala ah Jazeera iyo Yardimeli muddo…
Horjoogihii Alshabaab ka tirsn, una qaabilsanaa dhinaca Caafimaadka ee Gobolka Galgaduud ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada Federaalka ee ku…
Dilal kala duwan ayaa saacadihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu dilay askar ka tirsan ciidamada Dowladda.
Golaha Abwaannada iyo Hobollada Waaberi ayaa si kulul uga hor yimid tallaabo uu qaaday Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Xilgaarsinta Cismaan Abuukar…
Maxkamadda dajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta 30 Ogost 2021 xukun 10 sano oo xabsi ah…
Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka dhacay fal ay Ciidamada amniga ku toogteen nin dabley oo la sheegay in looga shakiyey…
Hooyada dhashay dhibane Ikraan Tahliil Faarax ayaa si qiiro leh uga hadashay gabadheeda oo muddo laba bilood ah ka maqan,…
Toddobaadkan waxaa magaalada Muqdisho iyo duleedkiisa lagu dilay askar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo aanay wax War ah…
Luul Maxamed Sheekh Cusmaan oo ah haweeney uu dhalay Wasiirkii hore ee Maaliyadda dowladii hore ayaa farriin u dirtay Ra’iisal…
Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun 15 sano oo xarig ah ku riday Nin la…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay caasimadda Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qaar ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir.
Bannaanbax looga soo horjeedo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, gaar ahaan kuwa Uganda ee ka howlgla Gobolka Sh/hoose ayaa ka…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa lasoo weriyey in maanta lagu dilay degaanka Xoosh, degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.
