Browsing: Banaadir
Ciidamada Booliska ayaa shaaciyey inay qabteen nin ku eedeysan inuu dilay xaaskiisa, kaasoo baxsad ahaa.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee ee Soomaaliya ayaa Maanta lasoo taagay Ganacsato ku eedeysan inay dalka keeni jireen Kiimikada iyo…
Booliska magaalada Muqdisho ayaa shaaciyey inuu ku raad joogo eedeysane fal dil ah kula kacay haweeney xaaskiiska ahayd 4 June…
Taliska Booliska oo War cusub kasoo saaray Kiiska Gabadhii yareyd ee la dilay, laguna qariyey Digsi…
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyey kiiska gabar yar oo dil naxdin leh loogu geystay magaalada Muqdisho, kadibna lagu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga heayaa qarax ka dhacay Isgoyska Macallin Nuur, agagaarka Ex. Kontrol Afgooye ee degmada Dharkeynley, magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay caasimada Muqdisho, kaasoo lagu sheegay inuu geystay qof isku soo…
Fal kale oo naxdin ah ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii haweenay xaas ahayd uu arxandarro ah u dilay…
Taliska ciidamada Dowladda ayaa ka qaaday dhammaan ciidankii Asluubta ee ku sugnaa Barihii koontaroolada ee degmada Xamarweyne, waxaana ay ku…
Taliyaha ciidamada Asluubta Jen. Mahad ayaa ka hadlay is-rasaaseyn galabta ka dhacday bar ay joogaan ciidamada Asluubta ee u dhow…
Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in rasaastii lagu furay Kolonyadii uu la socday madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in rasaas lagu furay gadiid kolonyo ah oo uu la socday madaxweynihii hore…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA.
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa dhacdo naxdin leh oo ku saabsan gabar yar oo qoyskeeda ay raadinayeen dhowr maalmood, balse meydkeeda…
Ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa Saldhiga Booliska Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa toogasho ku dilay Nin hubeysan oo la…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay is-rasaaseyn dhex martay ciidamo ka wada tirsan Milateriga Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay agagaarka Isgoyska KM4.
Odayaal, Saraakii, siyaasiyiin iyo waxgarad ka tirsan Beesha Murusade ayaa shir ay ku sheegeen magaalada Muqdisho ku taageeray heshiiskii Doorashada…
Waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay 18-kii October 2019-kii, taliyihii ciidamada Gorgor Gaashaanle Maxamed Suleymaan Abiikar Maxaadey.
Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay munaasabad maamuus loogu sameeyay saraakiisha iyo askartii qeybta ka ahaa ciidamada badbaado Qaran ee kasoo…
Kooxda Alshabaab oo war kasoo saaray qarixii lagu dilay maanta guddoomiyihii deganka Garasbaalley ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qaraxa miino ee lala…
