Browsing: Banaadir
Qoyska Allaha u naxariistee Gen. Maxamed Abshir Muuse ayaa mar kale warbaahinta la hadlay iyadoo sheegay in Khariijo Maxmed Diiriye…
Waxaa maanta ka socda magaalada Muqdisho aas loo sameynayo Allaha u naxariistii Guddoomiyihii Degmada Hodon C/xakiin C/raxmaan Ciise (Dhega-juun) oo…
Iyadoo ay faahfaahin dheeraad ah kasoo baxeyso dilka Guddoomiyihii degmada Hodon C/xakiin C/raxmaan Ciise ayaa la sheegay inuu baxsaday askari…
Dadweyne Careysan ayaa maanta bannaanbax ka dhigay magaalada Muqdisho, iyagoo dalbaday in cadaaladda la horkeeno dadkii ka danbeeyay dilkii guddoomiyaha…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ku dooday in falkii xalay lagu dilay Guddoomiyihii Degmada Hodon C/xakiin Dhega-juun uu ahaa mid…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilkii naxdinta lahaa ee xalay saqdii dhexe kadib lagu dolay Gudodomiyihii degmada Hodon C/xakiin…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa degdeg u magacaabay Guddi ka kooban Shan xubnood oo qaabilsan Aas loo sameeyo Guddoomiyihii Degmada Hodon…
Is-rasaaseyn xalay xilli danbe ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu dilay Guddoomiyihii degemada Hodon ee magaalada Muqdisho Cabdixakiin Ciise…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax Miino ka dhaceen Wadadda 30-ka ee magaalada Muqdisho.
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar Qarax Miino ahaa oo maanta lal beegsaday mas’uuliyiin ka tirsan degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay degaanka Garas-baalley, kaasoo geystay qasaare kala duwan.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta dib ugu wareejiyey Guri uu lahaa muwaadin Soomaaliyeed oo muddo 30 sano ah laga heystay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay Suuqa ugu weyn dalka ee Bakaaraha, magaalada Muqdisho.
Afhayeenka taliska ciidamada sluubta ayaa shaaciyay in qaraxii saaka aroortii ka dhacay magaalada Muqdisho ay dhimasho iyo shaawac kasoo gaartay…
Mid ka mida nabadoonnada beelaha Muqdisho ayaa qaab beeleed ku xaliyey xurguf u dhaxeysay saraakiil ka tirsan ciidamada Milatariga Soomaaliya…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qarax lala beegsaday Kolonyo uu la socday Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Jen. Maxamed C/raxmaan Aadan.
Qarax ayaa saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, jidka u dhacaaya KM 4 iyo Trebuunka, gaar ahaan agagaarka Madaxtooyadii C/Qaasim, kaasoo…
FAAHFAAHIN: Gaariga Afhayeenka Ciidamada Booliska oo lagu qarxiyey Muqdisho iyo Qasaaraha ka dhashay
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax xoog leh oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaariga Afhayeenka…
Qarax weyn oo laga maqlay inta badan degmooyinka caasimadda ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Shirweynaha ay maanta oo ah 5-ta Janaayo 2021 isugu yimaadeen odayaasha iyo waxgaradka iyo Beelaha Hawiye ayaa laga soo saaray…
