Browsing: Banaadir
Waxaa shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho gabdho uu weerar ku qaaday shalay nin shacab ah oo Bistoolad ku hureysnaa,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay Nabadoon ka mid ahaa ergadii soo xushay Baarlamaanka Federaalka…
Jenaraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) ayaa caawa tegay Saldhiga Booliska Degmada Waaberi, ee Gobolka Banaadir, isagoo wata ciidamada ilaalada u…
Waxaa maanta baraha bulshada qabsaday Nin shacab ah oo Bistoolad ku hubeysan, kaasoo rasaas kor ugu riday dhowr qof oo…
Ciidamada Booliska oo Albaabada isugu dhuftay Shirkad Daabacaad, Xabsigana u taxaabay Shaqaalaheedii
Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd albaabada isugu dhuftay shirkad sameysa Daabaacada, waxayna xabsiga u taxaabeen shaqaalihii xaruntaasi.
Taliska Booliska oo shaaciyey magacyada Ciidamadii lagu dilay weerarkii Kaaraan & Tallaabo ay qaadi…
Taliska ciidamda Booliska ayaa ka warbixiyey weerar shalay lagu qaaday xarunta Degmada iyo Saldhigga Booliska Kaaraan oo lagu dilay askar…
Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka dhacaya kulan looga hadlayo ‘Xiliga kala guurka iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka’, kaasoo ay soo…
Ciidamo u abaabulan qaab maleeshiyo milateri oo ka amar qaata saraakiil ka tirsan Milateriga oo fadhigoodu yahay Gobolka Sh/Dhexe ayaa…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida xukun xabsi daa’im ah ku riday eedeysane ka tirsan Alshabaab oo lagu qabtay isagoo boosto ku…
Waxaa markii labaad dagaal culus uu ka dhacay degaanka Jazeera ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo dhex maray maleeshiyo degaank ah…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgalkii labaad xalay ka fuliyey degmada Kaaraan, iyagoo baadi goobaya saraakiil ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda oo isugu jira qeybaha Booliska iyo Milateriga ay weerar ku…
Dagaal saacado socday ayaa magaalada Muqdisho ku dhex maray askar ka wada tirsan ciidamda Milateriga Soomaaliya oo qaab beeleed u…
Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, iyadoo ay ku dagaalamayaan askar ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Hay’adda Nabadsuggidda ee NISA ay xiraan weriiyeyaal soo tebin…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa xaqiijiyey in la xiray qaar ka mida wadooyinka Muqdisho, taaso uu sheegay…
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa goor dhoweyd soo saaray War degdeg ah oo ku saabsan xaaladda Muqdisho iyo ciidamada la sheegay…
Waxaa isa soo taraya Wararka sheegaya in ciidamada dowladda oo si weyn u hubeysan la dul dhigay xarumaha mushariixinta Madaxweynaha…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamadii ugu badnaa dhoobtay wadooyinka Muqdisho, waxaana si weyn loo xakameeyay isu socodka gaadiidka iyo dadka, iyadoo…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in wixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ay ahaayeen dad wax-ma-garad…
