Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la joojiyay inta badan shaqadii Isbitaalka Erdogan (ex. Difgeer) marka laga reebo…
Dabley bistoolado ku hubeysnaa ayaa xaafadda Jungal ee degmada Yaaqshiid ku dishay nabadoon caan ka ahaa degaankaasi xilli uu salaadii…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas cusub oo laga helay dad Soomaali ah oo baaritaan lagu sameeyay.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya bandow la sheegay in lagu soo rogay magaalada Muqdisho, iyadoo aanay si rasmi ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mida masaajidda magaalada aan maanta lagu tukan salaadii Jimcadda, iyadoo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in dad badan oo Muqdisho ku nool ay la xanuunsanayaan…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa faafiyey farriin naxdn leh oo ka timid mid ka…
Kadib markii xalay lagu dhawaaqay inuu Muqdisho ku geeriyooday qofkii ugu horeeyay ee gudaha dalka ku qaaday cudurka Coronavirus, waxay…
1- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulaysa waajibaadka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii…
Afar kiis oo cusub ayaa la sheegay in magaalada Muqdisho laga helay, kadib baaritaan lagu sameeyay, sida laga soo xigtay…
Qofkii u horeeyay ayaa la xaqiijiyay inuu magaalada Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Coronavirus.
War kasoo baxay wasaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la joojiyey qaadashada casharradii…
Waxa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay dil aan noociisa muddooyinkan dambe ka dhicin caasimadda, kadib markii maleeshiyo beeleed ay toogasho…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa shaacisay in kiis cusub oo qor reer Muqdisho ah laga helay cudurka Covid-19 ee…
Dab xoog leh ayaa qabsaday Garaash ku yaalla Isgoyska mashquulka badan ee KM4 ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu iibiyo shidaalka…
Qoraal kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa joojisay qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliya, xaaladda ka dhalatay cudurka Covid-19 awgeed.
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa xog dheeraad ah ka bixisay kiis ka mida labadii kiis ee ugu danbeeyay ee magaalada…
Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyey qofkii labaad oo ka mida shaqaalahooda in laga helay cudurka Coronavirus, kadib markii ay…
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleyman Maxamed Maxamuud ayaa shaaciyey cidda ka dambeysay rasaas galabta ka dhacday agagaarka Guriga uu…
mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga Himilo ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa ciidamada dowladda ku eedeeyay rasaas ku…
