Browsing: Banaadir
Godoomiya Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo maanta ka qeyb galay xalfad soo dhoweyn ah oo…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa tilmaamay dhibaatada heysata shacabka magaalada Muqdisho ee amniga iyo siyaasadda…
Bayaan kasoo baxay Guddiga howl-galka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in maanta si rasmi ah dib loogu aas-aasay, loona…
Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id oo wadajir ah ay wada qabteen madaxweynihii hore Shariif Sheekh…
Waxaa lasoo saaray qodobadda ugu muhiimsan ee Wae-murtiyeedka Shirka Madasha Iskaashiga Somalia ee Muqdisho, kaasoo 1-2 Oktoobar 2019 socday, lana…
Dowladda Soomaaliya ayaa madaxda saddex maamul Goboleed ka qeyb gelisay Shirka Caalamiga ah ee Iskaashiga Soomaaliya oo maalintii labaad ka…
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun Dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsanaa…
Taliska Booliska ayaa farriin codsi ah u diray dadweynaha magaalada Muqdisho, kadib markii la xiray qaar ka mida wadooyinka caasimadda…
Isu socodka Wadooyinka muhiimka ah ayaa saaka la joojiyey magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo fara badan la dhigay wadooyinka caasimadda, lana…
Wasaaradda Gaashaandhigga Talyaaniga ayaa war kasoo saartay qarax ciidamadooda Magaalada Muqdisho lala beegsaday maanta.
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa war kasoo saartay weerarkii Alshabaab maanta ku qaadeen Saldhiga Ballidoogle ee Gobolka Sh/Hoose oo…
Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galaya xaflad loogu dabaaldegayo guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kolonyo ka tirsan ciidamada Talyaaniga ee ku sugan Muqdisho lagu qarxiyey agagaarka…
Dowladda Soomaaliya ayaa War Cad kasoo saartay ninka lagu magacaabo Cwaahid C/ Khaliif Cabdi (Ciise Tarabuun) oo Booliska dowladda Kenya…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda hoggaamiya xisbiyo siyaasadeed oo mucaarad ku ah dowladda…
Waxaa mar qura lagu soo baraarugay digniin xalay kasoo baxday Booliska iyo Sirdoonka Kenya oo ku saabsanaa in dalka Kenya…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax miino lala beegsaday Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo ku socdaalayey…
Taliska Booliska Soomaaliyeed oo isbedel ku sameeyay habka bixinta Warqadda Denbi la’aanta ee CID-da oo hore dhibaato badan loogu qabay,…
Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed Finish ayaa xarunta safaaradda Mareykanka ee aagga Xalane kulan kula…
