Browsing: Galmudug
Wasiirkii hore ee Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaciyey inuu ka haray tartanka Kursiga Beeshiisa ee Golaha Shaabka Baarlamaanka…
Jen. Indha-qarshe: “Maamulka Galmudug ma aha meel nin Wadani ah wax u doonto”
Madaxweynaha Galmudug ayaa u xiray Kusiga, waana xildhibaankii ugu horeeyay ee ka tirsan Xisbiga Xasan Sheekh oo ka badbaada Qoorqoor
Dad badan kuma baraarugsaneyn Kursiga HOP053 ee ay Baarlamaanka Federaalka ku leedahay Beesha uu kasoo jeedo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday…
C/naasir Geelle: “Fashil hoggamineed oo dhinac kasta ah ayaa ka jira Galmudug. Qoorqoor waa Mas madow oo aan abaal lahayn”
C/raxmaan C/shakuur oo si yaab leh uga hadlay kulankii uu la yeeshay C/llaahi Kulane iyo Saadaq Joon
Madaxweyne QoorQoor ayaa codsaday inaan ka wada hadalno dhib guud iyo mid gaar ah oo horay innoo dhex yaallay.
Su’aallo ka dhashay kulan uu Qoorqoor isugu keenay C/raxman C/shakur, C/laahi Kulane iyo Saadaq Joon
Su’aalo badan iyo hadal-heyn ayaa ka dhashay kulan uu xalay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor la yeeshay Siyaasiga C/raxmaan…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb maanta ka dhacday Doorasho uu kusoo baxay C/llaahi Aadan Kulane oo ka mida madaxda Hay’adda NISA ee…
