Browsing: Galmudug
Waxaa maanta shahaadadda musharaxnimada Golaha Shacabka qaatay ku-simaha Agaasimaha Hay’adda NISA Yaasiin C/llaahi Farey oo u sharxan Kursiga Hop#067 ee…
Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey Geelle) ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay kursigii Aqalka Sare ee dib loogu doortay.
Taliyaha Ururka 6aad ee Guutada 60-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka General Aadan Abshir Nuure Laba-Afle ayaa soo gabagbeeyay waanwaan uu u tegay Gobolka…
Labada kursi ee maanta lagu doortay Dhuusamareeb ayaa ku dhammaaday tanaasul iyo cod gacantaag ah
Madaxweynaha Galmudug Axmed Abdi Kaariye ayaa xalay soo saaray liiska musharixiinta laba kursi oo ka harsanaa Aqalka Sarę, iyadoo Galmudug…
Kooxda Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaan caan ku ahayd 10 sano ka badan inay hadba la falgasho dowladihii isaga…
