Browsing: Galmudug
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya inay halkaas maanta gaareen ciidamo gurmad ah oo ay…
Ahlu suna ayaa dagaal rogaal celis ah dib ugu qabsatay degaanka Bohol, waxayna sheegtay inay qabsatay Gaadiid dagaal
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Federaalka ay la wareegeen degaan ay isku…
Iska hor imaadka labada dhinac ayaa yimid iyadoo dib loo abaabulayo ciidamadii kooxdii Ahlu suna ee Gobollada Dhexe.
Xiisad ayaa caawa ka taagan degmada Mattabaan ee Gobolka Hiiraan, kadib markii ciidamo kala duwan ay halkaasi gaareen, iyadoo cabsi…
War kasoo baxay Booliska Maamul Goboleedka Galmudug ayaa looga digay madaxdii hore ee kooxda Ahlu Suna inay joojiyaan abaabulka ciidan…
Waxaa maalmihii ugu danbeeyay soo baxay warar si weyn loogu baahiyey baraha bulshada oo sheegaya in ciidamo ka amar qaata…
Wasiiru dowlaha madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug Cumar Axmed Saney (Shiddo) ayaa shaaciyay inuu fashilmay waanwaan uu madaxweynaha Galmudug uu maalmihi…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa dagaal xoog leh u galay inuu iska difaaco laba Qodob oo halis…
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa soo bandhigay 9 qodob oo uu sheegay inay caddeyn u tahay in Ikraan…
Waanwaanta laga dhex wado Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumada xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble…
Madaxdii Ahlu-suna ee Gobollada Dhexe ayaa dib ugu laabtay Gobolka Galgaduud, kadib markii ay muddo sanad iyo bar ku dhowaad…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Galmudug iyo K/Galbeed ayaa ku biiray waanwaanta laga dhex wado madaxweynaha xilligiisa dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Alshabaab ayaa shaacisay magic, beesha uu kasoo jeedo iyo dardaaran laga duubay is-miidaamiyihii weerarka degaanka Camaara ee Gobolka Mudug oo…
Puntland ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee ay uga qeyb qaadaneyso dagaalka Alshabaab iyo Galmudug ku dhex maraya Koonfurta Gobolka…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa taageero milateri oo isugu jirta Hub iyo Gaadiid ku wareejiyay Galmudug, taasoo ka danbeysay markii uu…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dhalinyaro ka tegay magaalada Muqdisho oo safar ku jiray lagu dilay Gobolka…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa diidmo kala hortegay codsi taageero ah oo uga yimid Madaxweynaha Galmudug Axmed…
Alshabaab ayaa shaacisay inay dib u qabsatay degaanadii ay dhowaan kala wareegeen Ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda, sidoo kalena ay…
Qeybta Warfaafinta Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawiradda Gaadiid iyo Hub ay ku qabsadeen dagaalkii ay shala ku qaadeen saldhiga ciidanka…
