Browsing: Galmudug
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal culus uu duleedka magaalada Dhuusamareeb ku dhex maray Ciidamada Xoogga Dalka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa sheegay in arrinta metelaadda Gobolka Banaadir ayaa War quus ah ka sheegay metelaadda Gobolka…
Taliyaha Saldhigga Booliska Magaalada Cadaado L/Xiddigle Cali Xasan ayaa shaaciyey in eedeysane ku lug lahaa kiiskaasi ay ku qabteen degmada…
Taliska Booliska Soomaaliya iyo Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa sheegay in la qabtay xalay Saqdii dhexe eedeeysane lagu tuhunsan yahay kiiska…
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa galabta maqribnimadii dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho, kadib safar degdeg ahaa oo uu…
Waxaa soo shaac baxay in xiriir muddo u socday Dowladda Imaaraadka Carabta iyo cusub Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo…
Madaxweynaha Jubbaland Axmad Maxamed Islaam ayaa degdeg ugu laabtay magaalada Kismaayo, iyadoo la filayey inuu ka qey galo shirka Dhammeystirka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Hoyga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kula kula yeeshay Madaxda Xisbiyada mucaaradka ee…
Waxaa galabta Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ka dhacay shirar ay yeesheen Wakiilada Beesha Caalamka iyo saddexda Madaxweyne ee Heshiiska Doorashada…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xilliga uu furmayo shirka dhammeystirka Heshiiskii Doorashada Dhuusamareeb III, ka hor inta uusan qabsoomin shirka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cbadi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdigii la socday oo ka yimid dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu soo…
Shacabka tuulada Shabeelow ee Degaanka Bacaadweyne, Gobolka Mudug ayaa maanta dagaal culus la galay Maleeshiyada Alshabaab, waxaana dagaalkaasi ka dhashay…
Maleeshiyada Alshabaab oo ka baxay degmada Ceelbuur iyo Wararkii ugu danbeeyay dhaqdhaqaaq milateri…
Wararka laga helayo Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay ka baxeen degmada Ceelbuur, iyadoo dadka degaanka ay dareemeen…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa war-saxaafadeed wadajir ah kasoo saaray shirar wadatashi…
Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ku baaqay in siyaasiga C/raxmaan C/shakuur la tijaabiyo oo loo doorto…
Hoggaamiyaha Xisibiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareb ee xarunta maamulka Galmudug.
Madaxweynaha Galmudug Cabdi Axmed Kaariye ayaa magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug oo ahaa xil bannaan.
Isbedal aan la fileyn ayaa laga dareemay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), kadib shirkii jaraa’id ee uu xalay saqdii…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay saqdii dhexe shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb, isagoo shaaciyey inuu furmay…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inuu soo dhammaaday shir ay lahaayeen Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka, Madaxda ku sugan…
