Browsing: Galmudug
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ku sugan inta badan Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada oo ka qeyb galaya wejiga saddexaad…
Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Alshabaab ku qaadeen degaan u dhow Bacaadweyne, Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegay in Alshabaab ay…
Dagaal culus ayaa saaka ka dhacay Gobolka Mudug, gaar ahaan degaanka Bacaad-weyn oo xarun ay ku leeyihiin Qeybta 21-aad ee…
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaa in caawa weerar lagu qaaday Guri uu magaalada ka degan…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo Muqdisho ugu sugan arrimo caafimaad ayaa dhinaca kale ka wada ololihii ugu weynaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si cad u sheegay inaan wax heshiis ah lagu gaarin wejigii labaad ee shirka…
War-murtiyeed kasoo baxaya Shirka labaad ee wadatashiga Magaalada Dhuusamareeb oo aan si rasmi ah loo shaacin, balse laga helay mas’uuliuiinta…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya inuu goor dhow furmayo wejigii labaad ee shirka wadatashiga dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay hadda socoto diyaarinta war-saxaafadeedka laga soo saarayo shirka Dhuusamareeb wejigiisa labaad ee…
Hoggaanka bulshada rayidka ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay uga hadlayaan xaaladda ka taagan wadahadalka Madaxda…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar oo ahaa xiriiriyaha wejiga koowaad ee shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa kashifay…
Waxaa weli magaalada Dhuusamareeb ka socda kulamo adag oo dhex maraya madaxweynaha, Ra’iisal wasaaraha iyo Maamul Goboleedyada dalka, iyadoo aanu…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka furmay shir loogu gogol xaarayo wejiga labaad ee shirka wadatashiga Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Madaxda Dowladda…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu laabtay galabta maqribkii magaalada Dhuusamareeb ee caafimadda Galmudug, kadib markii uu maanta…
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi la socda ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo booqashadiisii labaad maanta ku tegay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb, iyadoo qabanqaabada soo dhoweyntiisa ay…
Ciidamada Booliska magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa gacanta ku dhigay Nin gacan-ku-dhiigle ahaa oo Muqdisho ku laayey dad shacab…
Magaalada Dhuusamareeb ayaa u diyaar garoobeysa wejiga labaad ee shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka, iyadoo maanta…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug gaaray ciidamada ilaalada Madaxweynaha iyo howlwadeeno ka tirsan xafiiska Madaxtooyada Soomaaliya.
