Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Wararkii ugu danbeeyay ee Dhuusamareeb iyo Madaxweyne Farmaajo oo Ciidamado badan u diray

    Wararkii ugu danbeeyay ee Dhuusamareeb iyo Madaxweyne Farmaajo oo Ciidamado badan u diray

    July 17, 2020Updated:July 17, 20202 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Magaalada Dhuusamareeb ayaa u diyaar garoobeysa wejiga labaad ee shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka, iyadoo maanta dib ugu soo laabtay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor).

    Shalay iyo maanta waxaa magaalada gaaray ciidamadii ugu badnaa ilaalada Madaxtooyada (Koofiyad Cas) oo tiradooda lagu sheegay inay ku dhowdahay 200 askari, iyadoo ay hore magaalada u sii joogeen ciidamo fara badan oo ilaalo u ah madaxda maamul Goboleedyada iyo Ra’iisal wasaaraha.

    Madaxda maamul Goboleedyada oo magaalada Garowe uga qeyb galay aaskii Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Abshir Faarax ayaa maanta iyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, waxaana lagu wadaa inay maanta Berri ugu danbeyn dib ugu laabtaan Dhuusamareeb.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu isna gaaro magaalada Dhuusamareeb, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay intii uu xilka hayey ee uu ka qeybgalo shir ay ugu yeereen madaxda dowlad Goboleedyada.

    Arrinta ugu adag ee shirka Dhuusamareeb wejigiisa labaad hortaalla ayaa ah sidii loogu heshiin lahaa Doorasho dalka ka dhacda 2020/2021, iyadoo laba qeyb loogu qeybsan yahay arrintan.

    Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa socdaal lama filaan ah shalay ku gaartay magaalada Dhuusamareeb, iyadoo aan la shaacin ujeedka socdaalkeeda.

    Wejiga labaad ee shirka Dhuusamareeb oo noqon doona kii ugu adkaa ee dhex maray dhinacyada isku haya siyaasadda Soomaaliya iyo xilliga kala guurka ah ayaa la filayaa in heshiis keena in xal loo helo Doorasho dalka ka dhacda ama khilaaf ka xoog badan kii hore oo mugdi geliya mustaqbalka siyaasadda dalka, taasoo ku xiran mowqifka Madaxweyne Farmaajo oo weli ku dhegan Doorasho Qof iyo Cod ah.

    Farmaajo Galmudug Madaxda maamul Goboleedyada Shirka Dhuusamareeb Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAxmed Madoobe iyo Musharixii Dowladda Federaalka oo ku kulmay magaalada Garowe
    Next Article Gacan-ku-dhiigle Dad ku laayey magaalada Muqdisho oo lagu qabtay Gaalkacyo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo