Browsing: Galmudug
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa eedeyn culus u jeedisay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay sheegeen inuu sio fowdo…
Kulan xasaasi ah ayaa galabta Koonfurta magaalada Gaalkacyo ku dhex maray waxgaradka beesha Sacad H/Gidir iyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo socdaal ku jooga magaalada Gaalkacyo ayaa shaaciyay in xukuumadiisa ay lacag ugu…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegay inay halkaasi ka dhaceen wadahadallo u dhaxeeya magaalada Cadaado iyo wasiiru dowle uu…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa safar dhulka ku gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigiisa oo saaka gaaray magaalada Cadaado ayaa halkaasi ka tegay, kadib markii…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre dib ugu laabtay magaalada Cadaado, isagoo safar kale oo dhulka uga socdaalay…
Waxaa magaalada Gaalkacyo ka socota qabanqaabada soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo halkaasi ku wajahan kadib…
Waxaa magaalada Gaalkacyo lagu qabtay haweeney in muddo ah iska dhigeysay inay tahay Nin oo u lebisan jiray sidda ragga,…
Wararka laga helayo deegaanka Godinlabe ee duleedka Magalada Cadaado, Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in degaankaasi laga helay gabar yar oo…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar jidgooyo ah ku qaadeen hoggaamiye hore ee koox…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusmareeb ayaa halkaasi ugu yeeray Ganacstada waaweyn ee kasoo…
Wakiillada Midowga Afrika iyo IGAD u qaabishan Soomaaliya Francisco Madeira iyo IGAD, Mohamed Ali Guyo ayaa maanta ka degay Magaalada…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka bilaabanaya diiwaangelinta ciidamada Ahlu suna ku wareeejisay dowladda Somalia, iyadoo ay halkaasi ku sugan yihiin taliyeyaasha…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa shaaciyey inuu arrimaha iyo dib u heshiisiinta Galmudug u wakiishay wasaaradda arrimaha…
Beesha caalamka ee ku howlan arrimaha Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda Galmudug iyo dadaalka dib u heshiin ee ka…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada…
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta booqday Xerada 21aad ee ciidamada xoogga dalka ee magaalada Dhuusamareeb…
Waxaa goor dhow la filaya inuu degaanka Guriceel ee gobolka Galgaduud uu gaaro Ra’iisal wasaaraha xukuumadd Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,…
Ra’iisal wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa ugu yeeray taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida ee dowlada Somalia inay tagaan magaalada Dhuusamareeb.
