Browsing: Galmudug
Wararka laga helayo degaanka Gal-hagoog oo 270-KM dhinaca Bari uga beegan magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Galabta halkaasi ay ku…
Maleeshiyada kooxda Alshabaab ayaa afduub kula kacday odayaal fara badan oo kasoo jeeda Gobolka Galgaduud, kuwaasoo la sheegay in loo…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo Khudbad ka jeedinaayay Shirka Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa eedeyn u jeediyey…
Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya Jen. Cabdullahi Gaafoow Maxamuud ayaa noqday xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, kadib…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in doorashadii Kursi Baarlamaan oo maanta ka dhaceysa magaalada Dhuusamareeb ay ka dhacday arrin…
Waxaa maanta magaalada Dhuusamareb ka dhacaya Doorashada kursi ka mid ah Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasoo uu iska casilay C/qaadir Gaafow…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya oo uu…
Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud oo ah xarunta maamulka Galmnudug ayaa maanta oo Arbaco ah laga ciidayaa maalintii koowaad ee…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug maanta tegay saraakiil ka tirsan ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Soomaaliya, kuwaasoo la…
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Micheal Keating & taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi…
Dgaal culus ayaa markii labaad maanta oo dhan ka socday degaanka Caad ee degmada Xarardheere, iyadoo dadka degaanka iyo kooxda…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in degaanada Caad iyo Camaara oo ka tirsan ay Al shabaab gelinkii dambe…
Wafdigii ka socday dowladda Qatar oo ay la socdaan wasiiro a tirsan xukuumada Soomaaliya iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle…
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal qaraar oo maanta barqadii tuulada Caad ee degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee dagaal ka qarxay degaano hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sheegayaan in qasaare xoog…
Afhayeenka Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax (Roob da’ay) ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii ay ula dhaqmeen ciidamada NISA markii ay maanta…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada nabadsugidda NISA ay magaalada Muqdisho ku xireen afhayeenkii Maamul Goboleedka Galmdug…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu soo waramaya inuu bilaabay dadaalo uu ku bad baadinaayo aayaha maamulka…
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal oo ay wehliyaan qaar ka mida Wasiiro iyo…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa la sheegay inuu safar aan hore loo sii ogeyn maanta ku tegay…
