Browsing: Galmudug
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa digniin u diray madaxda maamul Goboleedyada dalka, isagoo uga digay inay…
Xildhibaannada labada Aqal Golaha shacabka iyo Aqalka sare ee kasoo jeeda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay War-saxaafadeed xasaasi ah…
Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa si kulul ugu eedeeyay Wasiirka Arrimaha gudaha Sooomaaliya inuu faragelin ku…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa ku eedeeyay xukuumadda Soomaaliya inay faragelin ku heyso maamulkiisa, iyadoo wasaaradda arrimaha gudaha…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay Khilaafka cusub ee ka dhex oogmay Madaxda Sare ee maamulka…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in maamulka Galmudug uu mar kale khilaaf soo kala dhexgalay, iyadoo laba qeybood…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Saraakiil Alshabaab Muddo kooban la wareegeen degaan ka tiran degmada Cadaaado ee…
Waxaa sii xoogtystay khilaafka ka taagan dhaqangelinta heshiiska mideynta Galmudug ee dhex maray Ahlu suna iyo maamulkii Cadaado ee Galmudug,…
Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaas oo…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa War kasoo saaray qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Shirweyne ay isugu yimaadeen Waxgarad iyo siyaasiyiinta beelaha Mudulood ee dega Galmudug ayaa dalbaday in dib loogu noqdo awood qeybsiga…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada itoobiya ee ku sugnaa Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta si rasmi ah…
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ka socota Doorashada Kursi ka tirsan Golaha shacabka oo bannaan. Waxaa ku tartamaya ilaa…
Wararka Imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay halkaasi ka dhaceyso Doorashada Kursi ka bannaan golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado aya sheegaya in beesha Saleebaan ee H/Gidir ay isaga baxeen maamulka Galmudug.
Ururka Al Shabaab ayaa shaaciyey inay xilkii ka qaadeen mid ka mida mas’uuliyiintii sare ee ururkaasi.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa soo dhoweeyay is-casilaadda Guddoomiyaha…
Beesha Waceysle ayaa ku dhawaaqday inay ka baxday Maamulka Galmudug, kadib markii shir uga socday Muqdisho ay go’aansatay inay gaarto…
Diyaarad nooca is-wada ah ee Drone ayaa gelinkii danbe ee shalay duqeyn ka fulisay degaanka Dac ee ku dhow degmada…
