Browsing: Galmudug
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in diyaarad nooca aanay cidna wadin ee Drone-ka ah ay weerar ka fulisay…
Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa looga dhawaaqay Magaalada Dhuusamareeb, iyadoo uu noqday baarlamaanka ugu ballaaran maamullada dalka, iyagoo gaaray 178…
Wafdi uu hogaaminayo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug.
Madaxda Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa markii ugu horeysay si toos ah u tegay magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug. Madaxweyne…
Kooxda Ahlu suna ayaa sii deysay afhayeenkii madaxweynaha Galmudug oo shalay ciidamo ka tirsan ay ku xireen magaalada Dhuusamareeb ee…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa amar kasoo saaray xaalad kasoo korortay magaalada dekadda ah ee Hobyo, Gobolka…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu dhex maray dad reer miyi ah iyo maleeshiyada Alshabaab.
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug waxaaa maanta gaaray wafdi ka socday dowladda Federaalka iyo Qaramada Midoobey xafiiskeeda Soomaaliya ee…
Wasiiro iyo xubna ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka oo ay wehliyaan saraakiil ka socda Shirkad Shiineys ah ayaa gaaray…
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab ka fuliyay degaano hoostaga degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.
Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa sheegay inuu dhammaanday khilaafkii ka dhashay go’aanki uu ka qaatay arrimaha Khaliijka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Hobyo ayaa siweyn loo soo dhaweeyey,waxaa uuna dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa wareegto ku soo saaray maqaamka ay yeelan doonto magaalada Cadaado oo ahayd…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wadigiisa ayaa booqday Qabriga Sheekh Yuusuf Direed ee Deganka Huurshe, Gobolka Galgaduud.
Wafdigii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ee socdaalka ku marayay gobolka Galgaduud ayaa maanta ka degay magaalada Hobyo ee Goboka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu magaalada Cadaado uga dhawaqay maqaam ay yeelaneyso…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud.
Madweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeeda magaalada magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug, iyadoo uu gabagabo yahay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay magaalada Caabudwaaq culumada iyo odayaasha dhaqanka…
Madaxweyne Farmaajo oo Magaalada Cadaado u tegaya xalinta Arrintii ugu adkeyd socdaalkiisa [Akhriso]
Safarkii Madweynaha Soomaaliya ee Gobollada Puntland iyo Galmudug ayaa la sheegay in toddobaadkan lasoo afjarayo.
