Browsing: Galmudug
Madaxweyne Farmaajo oo maanta socdaal ku maray Balanballe, Xeraale, Huurshe iyo Caabudwaaq [Sawirro]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ku maraya deegaannada ka tirsan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu dib ugu laabanayo magaaladaasi.
Wafdigiii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta gaaray magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyey.
Beesha Caalamka ayaa soo dhoweysay heshiiska Galmudug ee ay ku soo gabagabeeyeen heshiiskii Ahlu suna iyo Galmudug ay wada gaareen.
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ayaa sheegaya inay halkaasi ka socdo diyaargarow lagu soo dhoweynayo wafdiga madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Beesha Cadaado ayaa soo saartay Caawa go’aano adag oo ay ka qaadatay madaxweynaha Galmudug iyo madaxa xukuumadda maamulkaasi.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday qeybta 21-aad ee ciidamada milateriga Soomaaliya ee magaalada Dhuusmareeb.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay bulshada deegannada Galmudug in ay kaalintooda ka qaataan dhaqan…
Lugtii labaad ee Socdaalka Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku marayo degaanada maamulka Galmudug ayaa lagu soo kordhiyey magaalooyin hor leh.
Magaalada Dhuusamareeb wxaxaa goor dhoweyd ka bilowday munaasbadda midowga Galmudug iyo dhameystirka heshiiskii Ahlusuna iyo Galmudug.
Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay ciidamada maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe oo ahaa ciidamo diimeed oo hab diini ah…
Waxa magaalada Cadaado goor dhow ka bilowday banaanbax looga horjeedo heshiiska Ahlu suna iyo Galmudug ee maanta lagu soo bandhigayo…
Wafdi uu hoggaaminayo wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay, ayna ka mid yihiin wakiilada beesha caalamka iyo saraakiisha AMISOM ayaa goo…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka socda diyaargarowga munaasabadda midowga Galmudug iyo dhameystirka heshiiskii Ahlu suna iyo Galmudug.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in kulamo iyo shirar kala gaara oo halkaasi xalay oo dhan ka socday…
Kadib shirar is daba joog ah oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb waxaa wafdi ka kooban xildhibaannada labada Aqal ee kasoo…
Dadaallo is daba joog ah ayaa ka socda magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb si beesha Cadaado loogu qanciyo inay aqbasho heshiiska…
Xildhibaannada labada gole ee kasoo jeeda kooxdii Qabyo ayaa gebi ahaan qaadacay inay ka qeyb galaan munaasabadda midowga Galmudug iyo…
Iyadoo magaalada Dhuusamareeb ay ka socoto diyaar garowga munaasabadda dmhameystirka heshiiska Ahlu suna iyo Galmudug iyo Ahlu suna iyo Midowga…
