Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»XOG: Beesha Cadaado oo Go’aan adag qaadatay iyo Amar la dul dhigay xildhibaanadii tegay Cadaado

    XOG: Beesha Cadaado oo Go’aan adag qaadatay iyo Amar la dul dhigay xildhibaanadii tegay Cadaado

    January 18, 20182 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in kulamo iyo shirar kala gaara oo halkaasi xalay oo dhan ka socday inaan wax natiijo ah kasoo bixin.

    Wafdi ka tirsan xildhibannada labada gole ee Beela H/Gidir oo magaalada Dhuusamareeb shalay laga diray ayaa xaalad adag ku qabsatay magaalada Cadaado, markii waxgaradka Beesha Cadaado ay xaaladda ku adkeeyeen, waxayna si gaara kulan ula qaateen xubanha kasoo jeeda beesha Cadaado oo ay ka dalbadeen inaysan tegin Dhuusamareeb.

    Xubnaha xalinta cabashada Beesha Cadaado u tegay Magaalada Cadaado waxaa ka mida: Gudoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare Abshir Bukhari, Senator Cabdi Qeybdiid, Wasiir Axmed Qoorqoor (hore uu sugnaa Cadaado), Xildhibaan Maxamed Axmed Abtidoon yare, Xildhibaan Warsame Joodax, Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi, Xildhibaan C/xakiin Macalin Axmed iyo mas’uuliyiin kale.

    Waxgaradka beesha Cadaado ayaa ku adkeystay inaysan ka qeybgelin munaasbadda midowga Galmudug ee madaxda Soomaalida u joogto magaalada Cadaado, iyagoo sheegay inaysan suuragal ahayn aqbalidda heshiiskii Galmudug iyo Ahlu suna iyadoo aan xal loo helin qodobbo cadcad oo beesha Cadaado ay ku dhegan tahay.

    Wararka ayaa sheegaya in Senator Bukhaari, Wasiir Qoorqoor iyo Xildhibaan Abtidoon yare  oo ka soo jeeda beesha Cadaado la dul dhigay amar ah inaysan tegin shirka Dhuusamareeb, taasoo la sheegay inay ku qasbanaadeen talada iyo amarka beeshooda.

     

    Beesha Cadaado Cadaado Dhuusamareeb Galmudug Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaanno ka tirsan Labada Aqal oo loo diray Cadaado & Munaasabadii Midowga Galmudug oo la hakiyey
    Next Article Wararkii ugu danbeeyay ee Dhuusamareeb & Munaasabadii Midowga Galmudug oo….

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo