Browsing: Galmudug
Xubno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka oo kasoo jeeda Galmudug ayaa maanta goor dhoweyd gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda…
Inta badan xildhibaannadii mucaaradka ku ahaa dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa ku biiray soo dhoweynta Madaxweynaha ee degaanada Galmudug.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan AMISOM la geeyay magaalada, kuwaas oo ka qeyb qaadanay…
Waxaa maanta magaalada Cadaado gaaray wafdi ay dirtay xukuumadda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Howlaha Guud ee xukuumadda Soomaaliya…
Iyadoo Maalintii Shaley ahayd Magaaladda Dhuuso Mareeb Xabsi Guri la geliyey Gudoomiyaha Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Qaranka ka dib markii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho uga bilaabaneysaa maanta magaalada Gaalkacyo, isagoo kadibna tegi doona magaalooyin ka tirsan deegaanada…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey” ayaa beenisay in la sii daayey, waxayna caddeysan inay xabsi guri…
Waxa galabta gaaray Magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo xubno ka tirsan labada…
Ahlu suna ayaa la sheegay inay goor dhoweyd xoriyadeedii u soo celisay Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaran Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaran Xaliimo Maxamed Ismaaciil (Xaliimo yarey) muddo lagu xayiray magaalada…
Kulan la doonayay in lagu xaliyo cabashada beesha Cadaado oo saaka dhex maray madaxweynaha Galmudug iyo waxgaradka beeshaasi ayaa lagu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu magaalada Gaalkacyo ku yimaado qeybtii labaad ee socdaalkiisa uu ku tegi…
Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay socdaalka la filayo inuu degaanada maamulkaasi ku tago madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo iminka…
Wasaaradda Maaliyadda maamulka Galmudug ayaa canshuur ku soo rogtay Qaadka taga degaanada ay ka taliso, iyadoo sidoo kale amar la…
Wararka laga heleyo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska hor imaad uu magaaladaasi ku dhex maray maleeshiyo kala taabacsan maamulada…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta tegay dhinaca Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiin…
Dilkii dhowaan Muqdisho loogu geystay xildhibaan Madoobe Cabdi Guuleed oo ka tirsanaa Baarlamanka Gal-Mudug ayaan weli wax xal ah laga…
Madaxweynihii maamulkii Ahlu suna ee Gobollada Dhexe Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan oo hadda noqday wasiirka koowaad ee maamulka Galmudug…
Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa saaka ka hadlay qaabka loo sii daayay C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas (Dhagey) oo kamid ah Xildhibaanada aqalka sare ayaa ku fashilmay ololo xoogan oo uu ku doonayey…
