Browsing: Galmudug
Qoraal kasoo baxay maamulka Galmudug oo uu soo saaray madaxweynaha ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi ayaa looga hor yimid…
Xarakada Al Shabaab ayaa amar ah in meel kasta lagu dilo kasoo saartay nin ku nool magaalada Gaalkacyo oo ku…
Maamul Goboleedka Galmudug ayaa taageeray Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ee khilaafka kala dhaxeeyo Dalka Qatar.
Maalmihii la soo dhaafay waxaa si weyn loo hadal haayay nin la sheegay in uu meel dhigay sawir uu ku…
Kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Soomaaliya oo isu dhiibay, kaasoo ahaa taliyihii Ciidamada Dowladda…
Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya ka tirsan AMISOM lagu wareejiyay ammaanka magaaladaasi.
Shirkii u dhaxeeyey Madaxweyne ku xigeenada Puntland iyo Galmudug ee nabadeynta magaalada Gaalkacyo ayaa warmuriyeed wadajir ah laga soo saaray.
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa u jawaabay Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu dagaal ka qarxay duleedka magaalada oo xarun u ah maamulka Ahlu suna.
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray laba maleeshiyo oo ka soo kala jeeda maamulada Galmudug…
Wararka laga helayo degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in xiisad dagaal ka taagan tahay halkaasi.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo kormeer ku tegay degaanka Gellinsoor ayaa u sheegay inay joojiyaan isbaarooyinka.
Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horeeyay ka hadlay weerarkii Bariire ee dadka lagu laayay, waxayna dalab culus u dirtay dowladda…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado oo xarun kumeel gaar ah u ah Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Caawa ay…
Madaxweynaha Galmuduug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magacaabay wasiiro cusub oo aan ku jirin liiskii hore.
Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa goor dhoweyd ansixiyay Golaha Wasiirada ee uu dhowaan magacaabay Madaweyne Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).
Galmudug ayaa beenisay war uu maanta faafiyay Jen. Maxamed Nuur Galaal oo ku saabsan waanwaan uu ka dhex waday maamullada…
Jenenaraal Maxamad Nuur Galaal oo waanwaan ka dhex waday maamulada Galmudug iyo Ahlu suna ayaa shaaciyay qodobo ay isla garteen…
Gen. Maxamed Nuur Galaal oo qorshe dib u heshiisin ah ka dhex waday maamullada Galmudug iyo Ahlu suna ayaa cambaareeyay…
Jenenaraal Maxamad Nuur Galaal oo ka mida saraakiishii hore ee ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa shaaciyay qorshe lagu mideynayo maamulada Galmudug…
