Browsing: Galmudug
Waxaa maanta magaalada Cadaado ka dhaceysa caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa fal naxdin leh oo nin dabley ah ka geystaydegmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud .
Wararka laga helayo magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Calaamo saarkii Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa dib u dhac ku yimid, kadib markii uu dalbaday Madaxweynaha…
Wasaarada Waxbarashada Maamulka Galmudug ayaa xiriirkii u jartay Wasaaradda Waxbarashada ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in laba maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda
Madaxweynaha mamulka Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa magacaabay taliyeyaal ciidan oo hoos taga maamulkiisa.
Ciidamada Booliska Galmudug ee magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku dhigay Gaari laga soo dhacay dhinaca waqooyi ee magaalada oo ay…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb inay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay xil ka qaadis lagu sameeyay saraakiisha sare ee…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo beeleed ay ka qarxeen bariga Gobolkaasi.
Taliye cusub ayaa la sheegay in loo magacaabay Ciidanka Nabadsugidda Maamulka Galmudug.
Ciidamado gadoodsan ayaa la wareegay xarunta madaxtooyada maamulka Galmudug ee magaalada Cadaado iyo xarumo kale.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle [Xaaf] ayaa Muqdisho kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya danjire Micheal Keating.
Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si degdeg ah u tegay magaalada Muqdisho kadib doorashadiisii, iyadoo aan…
Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo ku sugan Muqdisho kadib markii loo doortay madaxweyne ayaa kulamo la…
Madaxweynaha Galmudug dhowaan la doortay Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay Muqdisho ku yimid, isagoo wata ciidamo ilaalo…
Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna ayaa war kasoo saaray doorashadii shalay ka dhacday magaalada Cadaado ee madaxweynaha Galmudug loogu doortay…
Dowladda Mareykanak ayaa soo dhoweysay doorashada Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle oo maanta lagu doortay magaalada Cadaado.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dabaaldegyo waaweyn oo lagu soo dhoweynayo doorashada madaxweynaha Galmudug
Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo maanta lagu doortay magaalada Cadaado ayaa khudbad uu ka jeediyay kadib doorashadiisa ku balanqaaday inuu Galmudug…
