Browsing: Galmudug
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ganacsade Axmed Ducaale Geelle [Xaaf] uu ku guuleystay doorashadii madaxweynaha maamulka Galmudug.
Wareegii koowaad ee doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa soo dhammaatay iyadoo ay ku loolameen saddexd mushrax oo xilka u taagan.
[LIVE] Doorashada Madaxweynaha Galmudug -Cadaado –
Doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Cadaado, iyadoo ay ku tartamayaan saddex musharax oo xilkaasi u taagan.
Beesha caalamka ee ku lugta leh arrimaha Soomaaliya ayaa war degdeg ah ka soo saartay doorashada madaxweynaha Galmudug ee berri…
Warark laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya uu goor dhoweyd ka degay garoonka…
Waxaa maanta khudbadahooda musharaxnimo u jeediyay Baarlamaanka maamulka Galmudug saddexda musharax ee u taagan xilka madaxweynaha Galmudug.
Madaxweynaha Maamulka Ahlusuna ee gobollada dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay fashilkii waanwantii Galmudug iyo…
Musharax la sheegay inuu tageero ka heysto madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Cadaado.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in doorashadii Madaxweynaha Galmudug mar kale dib loo dhigay.
Waxaa magaalada Cadaado ka bilwoday ololaha doorashada madaxweynaha Galmudug xilli ay magaalada ku qulqulayaan musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha.
Madaxweynaha Maamulka Gobollada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa qoraal uu soo saaray ku shaaciyay
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa soo saartay war ku saabsan waanwaanntii ay ka dhex waday maamulka Galmudug iyo Ahlu suna.
Galmudug ayaa shaacisay inay burburtay waanwaantii dowladda Federaalka ka dhex waday maamulka Galmudug iyo Ahlu suna.
Kulan kale ayaa Galabnimadii maanta dhex maray Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo madaxweynaha Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu shir xasaasi ah caawa u socdo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo madaxda…
Wadahadalkii u dhaxeeyay Maamulka Galmudug iyo Ahlu suna ee Muqdisho ayaa qarka u saaran burbur.
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay diyaardo gargaar sida u dirtay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo ay ka taliso…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ee ka howlgala ay xabsi u taxaabeen taliyihii saldhiga…
