Browsing: Galmudug
Wadahdallada Maamulka Galmudug iyo Ahlu suna ayaa maanta ka bilaabanaya magaalada Muqdisho iyadoo ay dhexdhexaadineyso dowladda Federaalka.
Madaxweynaha maamulka Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Musharax cusub oo aan la fileyn ayaa ku soo biiray tartanka xilka madaxweynaha Galmudug oo doorashada lagu wado inay aakhirka…
Xiisad ka dhalatay dib u dhis maamulka Puntland ku sameynayo garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa ka taagan labada maamul ee…
Wararka laag helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay dhaqdhaqaaq xoog leh ka wadaan magaalada Dhuusamareeb ciidamada Itoobiya ee halkaasi deganaa.
Ciidamada nabadgsugidda mamulka Galmudug ayaa soo furtay 8 badmaax oo u dhashay dalka Hindiya oo dhowaan ay afduubteen koox burcad badeed…
Wafdi ka socday Ahlu suna oo maanta lagu waday inuu Muqdisho u yimaado ka qeybgalka wadahadalka ka furmaya Galmudug ayaa…
Wararka laga helayo maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug ay soo furteen shaqaalihii Doon ganacsi oo dhowaan ay afduubteen koox…
Dowladda Soomaaliya ayaa Muqdisho isugu keentay madaxda maamulka Galmudug iyo Ahlu suna, dadaalkii ugu weynaa ee labada dhinac lagu doonayo…
Ciidamada Itoobiya ee ka baxay Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa gaaray magaalada Dhuusmareeb iyadoo ay ku qaadatay toddobaad ku…
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya markab ay heysteen koox burcad Badeed Soomaali ah lagala wareegay.
Wasiirka Arrimaha GudahaSoomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa shaaciyay inay heshiis la gaaareen madaxd Galmudug, kaasoo ku saabsan doorashada madaxweynaha mamulkaasi.
Wafdi ay dowladda Soomaaliya u dirtay magaalada Cadaaado ayaa maanta gaaray halkaasi iyagoo ujeedkoodu yahay in dib loo dhigo doorashada…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in dib loo dhigay diiwaangelinta musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha maamulka Galmudug.
Sawirro ay baahiyeen warbaahinta Alshabaab ayaa muujineysa magaalada Ceelbuur oo isu bedeshay lama degaan kadib markii ay isaga baxeen ciidamadii…
Muran iyo ismari waa’ ayaa weli ka taagan doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug iyadoo ay is barbar socdaan dadaallo lagu doonayo…
Dhaqdhaqaaq aan caadi ahayn oo xalay iyo saaka laga dareemay ciidamada Itoobiya ee ku sugnaa Ceelbuur ayaa la sheegay inuu…
Wararka laga helayo xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegaya in dowladda Federaalka ay dadaalkii ugu danbeysay ugu jirto in la hakiyo doorashada…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug ee Baarlamaanka maamulkaasi ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorasada madaxweynaha Galmudug.
Magaalada Cadaado ayaa laga dareemayaa ololaha doorashada madaxweynaha maamulkaasi oo loo asteeyay inay dhacdo 10-ka bishan April.
