Browsing: Galmudug
Maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaa xabsiga dhigay weriye ka howlgala magaaladaasi oo ay ku eedeeyeen inuu aflagaadeeyay madaxweynaha…
Madxaweynihii hore ee maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa taageeray baaqii kasoo baxay maamulka Ahlu suna oo ku saabsanaa in…
Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Dhexe ayaa dalbaday in dib loo dhigo Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu wado in la qabto…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay qabsadeen xurumaha maamulka ee magaalada Dhuusamareeb.
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal qaraar oo kedis ah uu dhex maray ciidamo Itoobiyaan ah iyo…
Gudoomiyaha Barlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa cad u soo diray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Muran keenay gacan ka hadal ayaa maanta ka dhacay Baarlamaanka Galmudug oo kulan ku lahaa magaalada Cadaado.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Baarlamaanka Galmudug uu isku raacay waqtiga la qabanayo…
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado ayaa sheegayaan in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug uu ka badbaaday Qarax la dhigay…
Maamulka Galmudug ayaa Puntland ku wareejiyay laba nin oo dhalinyaro ah oo la sheegay inay gaadiidka ka dhici jireen deegaanada…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid dalabkii kasoo yeeray Ra’isal wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre…
Raiisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa faragelin toos ah ku sameeyay doorashada maamulka Galmudug, kadib markii uu dalbaday in…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii labaad laga dalbado inuu bixiyo lacagtii abaalmarinta ahayd ee uu balanqaaday in la…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya gaari lagu soo raray waxyaabha qarxa ay qabteen ciidamada NISA.
Kooxda Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaa shaaciyay heshiis qarsoodi ah iyo is-afgarad ay gaareen madaxweynaha maamulkaasi iyo Madaxweyne Maxamed…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay falka naxdin leh, kadib markii la gowracay haweeney xaas…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya fal toogasho naxdin leh uu halkaasi ka dhacay.
Banaanbax looga horjeedo dhacdadii naxdinta lahayd ee magaalada Cadaado lagu gowracay gabar yar oo 7 jir ah ayaa ka dhacay…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Mudug ayaa ku warramaya dhacdo naxdin leh oo gabar 7 sano jir halkaasi…
